Qodobada looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda

Wasiiradda Rooble ayaa waqtiga ku luminaya shirar aan natiijo lahayn, iyadoo aan xoogga la saareynin arrimaha doorashadda.

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Gollaha Wasiirrada oo lagu ansixiyay hinside sharciyeedka Maareynta Deegaanka halka lagu dhageystay warbixinno ku saabsan amniga dalka, Xanuunka COVID-19 iyo saameynta ka dhalatay roobabka dabeylaha wata ee ka da’ay xeebaha gobolka Bari ee Puntland

Wasiiradda Rooble ayaa waqtiga ku luminaya shirar aan natiijo lahayn, iyadoo aan xoogga la saareynin arrimaha doorashadda oo ay ka dhiman tahay hadda wax ka yar hal Todobaad, waxaana lagu heshiiyay in 1-da December la doorto Senator-ka ugu horeeya.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.