KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Madaxweynaha ayaa dardar-geliyay shaqada dowladda, isagoo aan xafiiska joogin hal sano ayuu wax badan ka qabtay dagaalka Al-Shabaab, dib u habeynta dhaqaalaha iyo xiriirka caalamka.
Wasiiradda Rooble ayaa waqtiga ku luminaya shirar aan natiijo lahayn, iyadoo aan xoogga la saareynin arrimaha doorashadda.
Xukuumadda cusub ayaa u muuqata inay waqtiga ku luminayso waxyaabo aan loo baahnayn, iyadoo ka gaabinaysa shaqadda ugu wayn ee hortaalla, taasoo ah qabashadda doorasho.
Mudo dhowr maalmood ah waxay la-taliyeyaasha Farmaajo iyo kuwa xafiiskiisa ka shaqeeya ay wadeen halgan ku aadan ansixinta Xukuumadda, iyadoo loo sameeyay Xildhibaanada balan-qaadyo kala duwan.
Xukuumadda ayaa waxaa u badan xubnaheeda Wasiiraddii Khayre lasoo shaqeeyay, kuwaasoo taageeray Madaxweyne Farmaajo.
In ka badan 50% waa Wasiirradii hore ee Xukuumaddii la riday July 25, waxaana liiska laga saarey xubnihii ku dhawaa Xasan Cali Khayre.
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa guddoomiyay shirka golaha oo sidoo kale looga hadlay amniga dalka, xaaladda COVID-19 iyo dayn cafinta.
Kulanka Wasiiradda ayaa laga soo hor-mariyay Khamiista, oo Todobaad walba la qaban jiray, waxaana loo sameeyay midan xaalado deg-deg ah oo dalka kusoo kordhay.
Jubbaland ayaa noqonaysa maamulkii labaad oo qaadaca ansixinta Gollaha Adeegga Garsoorka dalka, oo lagu soo beegay xili Farmaajo waqtigiisa uu sii dhamaanayo sanadkan.
Golaha Wasiirada xilka sii-haya, ayaa 30-kii July ku dhawaaqay in dib loo furayo duulimaadyada Caalamiga ah 3-da bisha August oo ku beegan maalintaberri, oo Isniin ah.