KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Madaxweynaha ayaa maalmahan socdaal dhulka ah ku bixinayay degaanno katirsan Galmudug, oo Cadaado ay kamid tahay.
GAALKACYO, Soomaaliya - Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye Qoor Qoor, ayaa soo gaaray Magaalada Gaalkacyo.
Waxaa kusoo dhaweeyey dadwayne iyo mas'uuliyiin Galmudug katirsan. Qoor Qoor ayaa Dugsiga Ciidamada ee Indha-qaris tababar ugu soo xiri doono Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Galmudug.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.