KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dowladdu ay xil weyn iska saarayso sidii loo horumarin lahaa garoonka, maadaama Soomaaliya ay soo kabanayso, duulimaadyaduna maalin walba ka sii kordhayaan intii hore.
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa maanta kormeer ku tagey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, isagoo u kuur galayay howlaha shaqo ee ka socda.
Wuxuu la kulmay shaqaalaha waaxda duulista dowladda intii uu ku guda-jiray kormeerka qeybaha kala duwan oo ay ka mid yihiin duulista, saadaasha hawada iyo Socdaalka. Isagoo xog wareystay dad ku qornaa safar oo xiligaas loo adeegayay.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.