Wasiir Rooble liiska kusoo dari waayay oo eedeyn ku jeediyay DF

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaan lagu soo darin liiska wasiiraddii hore ee dib loo magacaabey, iyadoo la sheegay inuu kamid yahay shaqsiyaadka saaxiibadda dhaw la ah Khayre.

Warar Keydmedia Online
Wasiir Rooble liiska kusoo dari waayay oo eedeyn ku jeediyay DF

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirkii hore ee Warfaafinta Xukuumaddii Khayre Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa soo saarey shalay qoraal uu eedeymo ugu jeediyay madaxda Villa Soomaaliya iyo Gollaha Wasiiradda cusub.

Maareeye oo ah mudane katirsan Gollaha Shacabka ayaa ku eedeeyay Wasiirro katirsan Xukuumada Rooble iyo xog-hayntiisa in ay faragalin ku hayaan hanaanka soo xulista xubnaha guddiyada doorashadda Xildhibaanadda Somaliland.

Wuxuu xusay in mid kasta oo kamid ah Gollaha Wasiiradda Rooble oo kasoo jeeda Somaliland uu wato liis u gaar ah uu ku saabsan magacaabidda guddiyada doorashooyinka wakiiladda Soomaaliland, isagoo arintaas ku tilmaamay mid aan la aqbali karin.

HALKAN HOOSE KA AKHRI QORAALKA MAAREEYE:

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.