KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Howlgalka ayaa ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose maanta oo Talaado ah, waxaana dawladda ay sheegtay in ay dishay xubno Al-Shabaab ah.
BARIIRE, Soomaaliya - Labo kamid ahaa Malleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab ayaa ku dhintay dagaal ay Ciidanka dawladda kula galeen duleedka degaanka Bariire, ee gobolka Shabeellaha Hoose Maanta oo Talaado ah.
Axmed Xasan oo ah taliyaha Ururka 143aad ee Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheegay in dagaalka uu yimid kamid markii ay Al-Shabaab isku dayday inay soo weerarto Tuulooyinka Balow iyo Nuunaay, oo dhawaan laga saarey.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.