LAAB-LA-KAC MAYA: XASANOW HALA XISAABTAMO
Soomaalidu nolol kama samenkarto ilo tamereedyada kala ah dabeysha, qoraxda iyo xaabada balse waxey u baahanyihiin ilo tamaredyo caadi ah (conventional energy), tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.
Koronta la aan awgeed dadka Soomaalidaa waxey shitaan xaabada, xididada geedaha, dhuxusha iyo saalada lo'ada oo la qalajiyay si ay raashin u karsadaan sidookale u qaaqamaan si ay kuleyl uga helaan. Waxyaabaha ka dhasha waxaa ka-mid-ah carbon monoxide iyo budo ama xash madow.
Carbon monoxide (CO) waa gaas aan midab lahayn, ur lahayn si doo kale aan dhadhan la heyn.
Carbon monoxide waa qatar, guriga gudihiisa in laga helo, waxeykeentaa dhimasho. Dhibaatada inta badan waxey ku dhacdaa dumarka ileen ayagaa dabka furan (burjikada) korfadhiyee.
Budada madow (black soot) waxaa ku jira quruurux yaryar oo ay ugu
Add comment
Comments
Nimco
Masha’allah