Keydmedia Online Topic page

Jubbaland

Warar Keydmedia Online | 7 November 2021

Xaalad adag ayey xilligan wajahayaan dadka ku dhaqan, deeggaano badan oo ka tirsan koonfurta Soomaaliya, waxaana xooggeysatay abaartii ka jirtay goobahaasi, iyadoo iminka kiisas dhimasho ah la soo werinayo.

Warar Keydmedia Online | 4 November 2021

Jubbaland ayaa sheegay in Farmaajo uu faragelin joogto ah ku hayo arrimaha Garoomadeeda diyaaradeed xili ay jirto xiisad siyaasadeed.

Warar Keydmedia Online | 28 October 2021

Jubbaland ayaa waxay gacanta ugu jirtaa Axmed Madoobe mudo ka badan 8 sano, isagoo ka dhigtay sidii boqortooyo oo kale, oo aan kursiga ka degaynin.

Warar Keydmedia Online | 25 October 2021

Jubbaland ayaa tan iyo 2013 waxaa xukumayay hogaamiyihii Jabhadda Raas Kambooni Axmed Madoobe oo Kenya taangi ku geysay Kismaayo dhamaadkii 2012.

Warar Keydmedia Online | 14 October 2021

Gobollada Gedo iyo Jubbada Hoose ayaa ah meelaha ugu badan ee abaartu ku dhufatay, iyadoo hadda dhibaatada ugu badan ay gaartay xoolaha.

Warar Keydmedia Online | 4 October 2021

Madaxda sare ee HirShabeelle ayaa kuraasta qaar u xiray Musharixiinta ay wateen, kuwaasoo doorashadooda musuq-maasuq badan ka dhacay.

Warar Keydmedia Online | 28 September 2021

Maqaaxidda waxaa lagu beegsadey dad shacab ah, oo ku caweynayay, iyadoo Saraakiisha amniga ay qabteen dhowr qof oo lagu tuhmayo weerarka.

Warar Keydmedia Online | 31 July 2021

Waxaa ku dhimatay qaraxa afar Ciyaartoy, oo Koox Heerka 1aad katirsanaa, waxaana dhaawacmay dad badan.

Warar Keydmedia Online | 31 July 2021

Kooxaha Heerka Koowaad ee ka dhisan Jubbaland, ayaa shalay ciyaaro uga furmay Garoonka Waamo, ee magaaladda Kismaayo.

Warar Keydmedia Online | 29 July 2021

Waxay Jubbaland ahayd meel Axmed Madoobe ka dhistay Boqortooyo, isagoo xukunka iska haysta tan iyo 2013.

Warar Keydmedia Online | 28 July 2021

Maamulka Axmed Madoobe ayaa noqday midkii ugu horeeyay oo billaaba doorashadda Aqalka Sare, oo saddex jeer dib u dhacday.

Warar Keydmedia Online | 10 July 2021

Wararka ay Keydmedia Online helayso ayaa sheegaya in bulshada iyo Maamulka Gedo ay soo gudbiyeen labo xubnood oo gudoomiye iyo ku xigeen ka noqon doono Garbahaarey.