KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Al-Shabaab targeted a business district in a high-traffic area in the city to send a message that it is still capable of staging blasts in Mogadishu after the government recaptured key areas in central regions.
The attack is the deadliest terror incident in Mogadishu since 2017 when a truck bomb killed nearly 1,000 people and wounded hundreds of others.
Labada qarax waxay geysteen burbur xooggan, iyadoo goobta ay dadka soo xasuusisay burburka inta uu la egyahay awgiisa qaraxii 14-kii October 2017, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 550 qof.
Ma cadda sida ay labada Gaari ee qaraxyada ku xirnaa ee ku qarxay afaafka Wasaaradda Waxbarashadda ay ku soo mareen baraha Koontarool ee magaaladda oo si joogto ah Baabuurta loogu baaro Habeen iyo Maalin.
Trump ayaa ku dhawaaqay qorsho cusub oo uu ku doonayo in kusoo celiyo Ciidanka Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya, sida ay Keydmedia Online soo qortay [Halkan ka akhri warka].
Warkan ayay NISA kusoo beegtay xili dalka maanta uu xusayo sanad-guuraddii 3aad ee qaraxii Zoobe, kaasoo ay ku dhineen shacab badan oo Soomaaliyeed.
Wuxuu ahaa qarax lagu tilmaamay midkii ugu waynaa oo casrigan ka dhaca Caalamka, iyadoo khasaaraha oo geystay xasuuq murugo leh ku reebay quluubta Shacabka Soomaaliyeed.
Biyo fariisinka waddooyinka Muqdisho ayaa loo sababeynayaa bullaacadihii biyaha qaadi lahaa oo xiran farsamo xumada Injineerada dhisay awgood.
Ninkan dhalinyarada ah ayaa la qabtay sanadkii tagey isagoo qarax ku dhejinaya gaari yaalla Isgoyska Zoobe, ee magaaladda Muqdisho, iyadoo la fashilyay falkii argagaxiso, ee uu maleegayay.