Axmed Madoobe: Gedo doorasho kama dhacayso

Degmooyinka gobolka oo dhan waxay gacanta ugu jiraan dawladda, oo kala wareegtay dhawaan maamulka Axmed Madoobe, kaasoo aan taageero ka haysan shacabka Gedo.

Warar Keydmedia Online

KISMAAYO, Soomaaliya - Isagoo ka hadlayay xafladda furitaanka kal-fadhiga 3aad ee Baarlamanka Jubbaland, ayaa wuxuu sheegay Axmed Madoobe in Gedo aan doorasho lagu qaban doonin, hadii aysan dawladda ka bixin, islamarkaana Maamulka gacantiisa dib ugu soo celin.

Degmooyinka Doolow, Luuq, Beled-Xaawo iyo Garbahaarey waxay gacanta ugu jiraan dawladda oo dhawaan kala wareegtay Axmed Madoobe, iyadoo kala dirtay Maamulladii horey halkaas u joogey ee ku xirnaa Kismaayo.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.