MUQDISHO, Soomaaliya - Gollaha Wasiiradda cusub ee xalay lagu dhawaaqay, ayaa ku jira 4 haween ah, waxaana Rooble uu u maray dhismaha Xukuumadda hanaanka awood-qeybsiga qabiilka ee 4.5, oo mudo dheer tan iyo 2000 la isticmaalayay.
Beesha 5aad
- Wasiirka Batroolka, C/rashiid Maxamed Axmed- BANAADIRI
- Wasiirka Dhalinyarada iyo ciyaaraha, Xamza Saciid Xamza - BARWAANI
- Wasiirka Beeraha, Saciid Xuseen Ciid - CARAB SAALAX
- Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, Maryan Aweys - JAREERWEYNE
- Wasiirka Gargaarka, Khadiijo Maxamed Diiriye - YAXAR
Beesha Digil iyo Mirifle
- Wasiirka difaaca, Xasan Xuseen Xaaji - GARRE [Digil]
- Wasiirka Cadaaladda, C/qaadir Maxamed Nuur - JILIBLE [Mirifle]
- Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Xuseen Maxamuud [Bandi] - DABARRE [Digil]
- Wasiirka Tamarta, Xasan Cabdinuur - EELAY [Mirifle]
- Wasiirka Haweenka, Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade - LEYSAAN [Mirifle]
Beesha Hawiye
- Wasiirka Ganacsiga, Khaliif Cabdi Cumar - BAADI-CADDE
- Wasiirka Caafimaadka, Fowsiya Abiikar - GAALJECEL
- Wasiirka Boostada, Cabdi Sheekh Axmed - MURUSADE
- Wasiirka Arrimaha Diinta, Cumar Cali Rooble - ABGAAL
- Wasiirka Amniga, Xasan Xundubeey Jimcaale - ABGAAL
- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax - XAWAADLE
Beesha Daarood
- Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Ciise Cawad - MAJEERTEEN
- Wasiirka Qorsheynta, Jamaal Maxamed Xasan - WARSANGELI
- Wasiirka Kalluumeysiga, C/llaahi Bidhaan - DHULBAHANTE
- Wasiirka Duulista Hawadda, C/llaahi Salaad Oomaar - OGAADEEN
- Wasiirka Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda, Duraan Axmed Faarax - LEELKASE
Beesha Dir
- Ra'iisul Wasaare ku xigeenka, Mahdi Maxamed Guuleed - CIIDA-GALE
- Wasiirka Dastuurka, Saalax Maxamed Jaamac - HABAR YOONIS
- Wasiirka Maaliyadda, C/raxmaan Ducaalle Beyle - SAMAROON
- Wasiirka Warfaafinta, Cismaan Abuukar Dubbe - HABAR JECLO
- Wasiirka Howlaha Guud, Maxamed Aadan Macalin - BIYALMAAL
- Wasiirka Waxbarashadda, C/llaahi Abuukar Xaaji - SURRE
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.