KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Xubno katirsan Al-Shabaab ayay Ciidanka ku dileen dagaal ka dhacay Deegaanka Labo-warood oo hoostaga Degmada Diinsoor, iyagoo sidoo kalena bur buriyey Xarumo ay lahaayeen.
BAYDHABO, Soomaaliya - Maamulka Koonfur Galbeed ayaa guulo ka sheegtay dagaal Ciidankiisa kula galeen Al-Shabaab tuulada Labo-warood, oo ku taalla duleedka degmada Diinsoor, ee gobolka Baay, kaasoo dhowr xubnood oo ururka argagaxisadda lagu dilay.
Guddoomiyaha degmada Cabdisalaan Haaji Siidow, ayaa sheegay in dagaalka uu dhacay kadib markii ay Ciidamo katirsan dowlada iyo kuwa Koonfur Galbeed ay weerareen goob ay isku aruursanayeen Malleeshiyaadka Al-Shabaab.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.