KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Xukuumadda ayaa waxaa u badan xubnaheeda Wasiiraddii Khayre lasoo shaqeeyay, kuwaasoo taageeray Madaxweyne Farmaajo.
MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaanada Gollaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Wasiiradda cusub ee Ra'iisul Wasaare Rooble magacaabey todobaadkii tagey.
Kulanka oo ay soo xaadireen 188 mudane, ayaa waxay Xukuumadda heshay dhamaan codadka Xildhibaanada, iyadoo aan jirin cid diiday ama ka aamusatya.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.