Lafta-Gareen oo qaabiley wafdi ka socda DF

Baydhabo ayaa waxaa mudooyinkii dambe gaareyay saraakiil katirsan dawladda, oo olole ugu jira kuraasya Baarlamanka, oo doorashooda dhacayso December 2020. 

Warar Keydmedia Online

BAYDHABO, Soomaaliya - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen, ayaa kulan la qaatay Mas'uuliyiin ka socda Wasaaraddaha Qorshaynta iyo Maaliyada Dawlada Soomaaliyo oo Baydhabo gaaray Maanta, si ay uga qeybgalaan Daahfurka Shirka looga hadlaayo Arimaha Abaaraha.

Shirkan ayaa ah mid xiriir ah oo Mas'uuliyiinta ka socda DF ay ku qabanayaan Caasimadaha Maamul Goboleedyada dalka, iyagoo raadinaya iskaashi dhinaca wax ka qabashadda abaaraha soo noq-noqday ee dalka.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.