KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wasaaradaha dowladda ayaa u dhisan magac ahaan, laakiin aan qaban shaqooyinkii loo abuuray, waxaase ugu daran mida garsoorka dalka.
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay xarumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka ayaa sheegay in dowladdu ay xoogga saarayso tayaynta hay’adaha Cadaaladda iyo Garsoorka Dalka..
Wuxuu la kulmay howlwadeenno iyo Mas'uuliyiinta wasaaradaha uu tagey, isagoo kula dardaarmay inay gutaan waajibaadka saaran. Soomaaliya kama jirto Wasaaradda qabata waxa ay u dhisan tahay, waxaana wasiiradda degan yihiin huteello, marka xilka laga qaadana dib ugu laabta qurbaha.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.