RW Rooble oo xilka kala wareegay Mahdi Guuleed

Ma jiraan mas'uuliyiin sare oo ka qeybgashay musaanabadda, sida Farmaajo oo qeyb ka ah is-bar bar yaaca ka jira Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta lagu wareejiyay xafiiska, kadib xaflad ka dhacday Villa Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra'iisul wasaaraha.

Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo xafiiska joogay tan iyo July ayaa xafiiska ku wareejiyay Rooble, mana jirin fahfaahin dheeraad ah oo xafiiska RW ka bixiyay sababta Khayre xilka u wareejin waayay.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.