Shirkii ka socday Muqdisho oo lasoo afjaray

Kulanka oo socday tan iyo 13-kii bishan ayaa looga hadlay wax ka bedelka heshiiskii Dhuusamareeb, kaasoo ay ka maqnaayeen Jubbaland iyo Puntland.

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Ku xigeenka Agaasimaha Villa Soomaaliya Cabdinuur Maxamed ayaa sheegay in goordhaw lasoo gaba-gabeeyay Shirkii Madaxtooyadda uga socday Farmaajo iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, oo uu wehliya duqa Muqdisho.

War-murtiyeedka Shirka, waxaa lagu wadaa in daqiiqadaha soo socda lasoo saaro, iyadoo xogta KON ay helayso ay sheegayso in ergada doorashada laga dhigay 101 [horey 301 ayay ahayd], sidoo kalena waxaa meesha laga saarey doorashadda xisbiyadda ku dhisan. Waxaa la isla ogolaaday in heshiiskan la horgeeyo Baarlamaanka, si uu u ansixiyo.

Fahfaahin, kala soco boggan KON.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.