KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Waxaa maalmihii ugu danbeeyey soo baxayey warar sheegaya in haweenka qaarkood kufsi loogu gaysto gudaha Madaxtooyada.
Sida laga soo xigtay ilo wareedyo badan, Midowga Yurub wuxuu hakiyay taageerada miisaaniyadda ee dowladda uu hogaamiyo Farmaajo sababo la xiriira musuqmaasuqa doorashada soo socota, dhibaateynta suxafiyiinta, iyo xadgudubyada xuquuqda aadanaha.
Rooble waa Ra'iisul Wasaare waqtiga uu haysto aad uga yar yahay shaqooyinka laga sugayo, waxaana dadku is-waydiinayaan "ma awoodaan inuu wax ka bedelo mowqifka Farmaajo ee doorashadda"?.
Magacaabis badana ayuu sameynayaa Farmaajo xili mudo xileedkiisa uu sii dhamaanayo, islamarkaana uu wajahayo ceeb kasoo raacday fashilka hogaanka.
Farmaajo ayaa lagu eedeeyay inuu sharciga dalka baal-maray, islamarkaana uu beelaha Soomaaliyeed ka galay dembi kadib markii qaarkood xuquuqdoodii matelaadda u diiday.
Gollaha Wasiiradda cusub ayaa haysta mudo-xileed 3 bilood ah, oo looga fadhiyo inay doorashooyin ku qabteen December 2020.
Sida horey Keydmedia Online usoo qoray, Rooble ayaa soo celiyay in ka badan 50% Wasiiraddii Xukuumaddii ka horeysay, kuwaasoo xilalkooda qaar loo kala bedelay.
Afar maalmood ayaa ka dhiman maalintii la magacaabey, waxay hal bil u buuxsamaysaa sabtida soo socoto, waxaana wali jrin wax golle wasiiro oo uu magacaabey bishii loo qabtay.
Waa arin ku cusub xafiisyadda madaxda sare ee dalka, waxaana hadda ay billaabeen dadka u qaabilsan protocol-ka RW Rooble inay dadka weeydiiyaan lacag si loogu balamiyo.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha Amniga, Doorashooyinka, Horumarinta Dhaqaalaha, Dowlad-wanaagga, Cadaaladda iyo nabad dhisidda Soomaaliya.
Madaxdu waxay isla qaateen in la diyaariyo lana bilaabo ka shaqeynta hannaanka doorshooyinka toos ka ah ee hal qof iyo hal cod (1Q1C) ee 2024/2025.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa la filayaa in maalmaha soo aadan ku dhawaaqo Gollihiisa Wasiiradda Cusub, iyadoo la hadal-hayo inay soo laaban doonaan qaar kamid ah Xukuumadii Khayre.