Wafdi horudhac u ah Deni iyo Axmed Maodobe oo gaarey Muqdisho

Ilaalada gaarka ah Madaxda Jubaland iyo Puntland ayaa galabta diyaarad gaar ah ay kasoo qaaday Kismaayo iyo Garowe, iyagoo soo gaarey magaaladda Muqdisho.

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyniyeyaasha Jubaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa iska soo hor-mariyay Ciidan kahor inta aysan imaan Muqdisho oo Todobaadkan uga qeybgali doonaan Shirka Maamullada iyo Dowladda Dhexe, oo lagu raadinayo heshiis mideysan oo doorashadda lagu galayo.

Axmed Madoobe iyo Deni oo xulufo ah, isku bahaystay mucaaradnimada Farmaajo, ayaa la filayaa in ay maalinta Isniinta ah soo gaaraan Muqdisho, kadib markii Mareykanka uu qasbay inay yimaadaan, islamarkaana ay qeyb ka noqdaan heshiiskii lagu gaarey Dhuusamareeb.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.