Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

Warar Keydmedia Online | 20 December 2020

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraallo isdaba joog ah soo saartay bishan, oo ay ku eedeynayso Kenya faragelin iyo ku xadgudubka madaxbanaanideeda.

Warar Keydmedia Online | 19 December 2020

Madaxweynaha ayaa Madaxda dalalka IGAD hor dhigi doona dacwada DF ee faragelinta Kenya taasoo ay u gubisay Ra'iisul Wasaaraha Suudaan Cabdalla Hamdok oo ah gudoomiyaha Ururka.

Warar Keydmedia Online | 19 December 2020

Maamulka Somaliland ayaa aqoonsi ka raadinaya dalal Afrikan ah, oo ku jira liiska kuwa ugu saboolsan, sida Malawi iyo Gini.

Warar Keydmedia Online | 19 December 2020

Xiisadda diblomaasiyadeed ee labada dal ayaa cirka isku shareertay dhawaan kadib booqashadii Muuse Biixi ee Nairobi.

Warar Keydmedia Online | 19 December 2020

Bishii December 2019, IMF waxay usoo jeedisay dalalka xubnaha ka ah inay deynta ka cafiyaan Soomaaliya, si dowladda u qaadato deyn cusub oo dib loogu dhisayo kaabiyaasha dhaqaale ee wadanka.

Warar Keydmedia Online | 17 December 2020

Xaaladda Muqdisho ayaa saakay kacsan, waxaana meelaha qaar ka socda isku dhacyo u dhaxeeya dad dibadbax dhigaya iyo Ciidamada dowladda.

Warar Keydmedia Online | 17 December 2020

Saraakiisha booliska wadooyinka ayaa sheegay in shalay gelinkii dambe uu shilka ka dhacay degaanka Carmo ee gobolka Bari oo hoostaga Puntland.

Warar Keydmedia Online | 17 December 2020

Shacabka magaaladda ayaa isku tashi sameeyay, oo inta badan dhisay Garoonka diyaaradaha oo 3-KM ka kooban, iyadoo aan wax taageero ah ka helin DF.

Warar Keydmedia Online | 17 December 2020

Xogtan oo Keydmedia Online heshay ayaa sheegaysa in dowladda Farmaajo ay go'aansatay in Ciidanka Kenya oo gaaraya 3,500 in laga saaro AMISOM.

Warar Keydmedia Online | 16 December 2020

Maxkamadda Ciidanka ayaa dhawaan toogasho ku fulisay saddex xubin oo Al-Shabaab kamid ahaan jiray, kuwaasoo uu ku jiray Macalinkii Dilaagga noqday ee Ilkacase.

Warar Keydmedia Online | 16 December 2020

Ciidamada Haramcad ee Turkiga tababaray ayaa Farmaajo u adeegsadey inuu ku afduubo doorashooyinkii ka dhacay qaar kamid ah Maamul Goboleedyada dalka.

Warar Keydmedia Online | 16 December 2020

Wasiirka Amniga Xasan Xundubeey ayaa sheegay in hay'adaha amaanka dowladda aana lagu soo wargelin qabashadda dibadbaxyadii shalay ka billowday magaaladda Muqdisho.