Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

Warar Keydmedia Online | 16 December 2020

Dadka degaanka ayaa sheegay in Ciidamo badan oo ka socda dowladda Soomaaliya ay ku arkeen iyagoo aad usoo buux dhaafiyay degaanada xuduuda ku yaalla ee ku dhaw Mandheera.

Warar Keydmedia Online | 16 December 2020

Safarka Ra'iisul Wasaaraha ayaa ahaa xalinta khilaafka ka taagan Doorashooyinka, iyadoo uu kusoo fashilmay socdaalkii Puntland uu ku tagey Jimcihii lasoo dhaafay.

Warar Keydmedia Online | 15 December 2020

Uhuru Kenyatta ayaa faragelin ku haya madaxbanaanida Soomaaliya, isagoo sidii dal ula macaalimaya Somaliland oo hadda hogaamiyaheeda Muuse Biixi ku sugan Nairobi. 

Warar Keydmedia Online | 15 December 2020

Socdaalka Muuse Biixi oo 3 maalmood qaadanaya ayaa ujeedkiisu yahay inuu Somaliland aqoonsi uga raadiyo dowladda Kenya, oo xubin ka ah UN-ka.

Warar Keydmedia Online | 15 December 2020

Carro dadweyne ayaa ka dhalatay tallaabada uu Farmaajo uu ku xiray jidadka, oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka kala duwan.

Warar Keydmedia Online | 15 December 2020

Dhanka kale, Farmaajo ayaa Ciidamo kusoo daadiyay wadooyinka Caasimadda, si uu uga hortago banaanbaxa, waxaana la xiray wadooyinka waaweyn ee magaaladda.

Warar Keydmedia Online | 15 December 2020

Go'aankan ayaa yimid maalin kadib markii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu booqasho ku tagey Kenya, oo loo sameeyay hab maamuus Madaxweyne dalka madaxbanaan.

Warar Keydmedia Online | 14 December 2020

Booqashadda Muuse Biixi ayaa cirka kusii shareertay xiisadda diblomaasiyasadeed ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya.

Warar Keydmedia Online | 14 December 2020

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay qeybo badan, oo kamid ah Caasimadda waxaana kasoo baxaya warar kala duwan khasaaraha.

Warar Keydmedia Online | 14 December 2020

Wasaaradda Arrimha Dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay Cabdalla Hamdok, oo ah gudoomiyaha IGAD sanadkan ay u gudbisay dhambaal dacwad ah.

Warar Keydmedia Online | 13 December 2020

Madaxweyne Farmaajo ayaa doonaya inuu Kenya kusoo rogo xayiraad adag oo diblomaasiyadeed ah haddii ay sii wado faragelinta siyaasadeed ee doorashadda Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 13 December 2020

Dastuurka ayaa la dhacaya Baarlamaanka 10aad oo mudo xileedkiisa dhamaaday, waxaana hadii aan la badbaadin uu dalka gali doono firaaq dastuuri ah.