KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Farmaajo ayaa lagu eedeeyay inuu sharciga dalka baal-maray, islamarkaana uu beelaha Soomaaliyeed ka galay dembi kadib markii qaarkood xuquuqdoodii matelaadda u diiday.
MUQDISHO, Soomaaliya - Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa markii labaad kasoo horjeestay magacaabista Villa Somalia ay magacaabeyso gudiga doorashadda Xildhibaanada labada aqalka ee Baarlamaanka soo socda ku mateli doono gobollada waqiooyi.
Halkan hoose ka akhri qoraalka Cabdi Xaashi:
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.