KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Xasan Cali Khayre ayaa u tartamaya xilka Madaxweynaha doorashadda 8-da Febuary 2021, isagoo ololihiisa ka billaabey dalalka deriska la ah Soomaaliya, sida Jabuuti iyo Kenya.
NAIROBI, Kenya - Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa sheegay inuu Nairobi Maanta kula kulmay xubno katirsan Baarlamanka Kenya, oo Soomaali ah.
"Waxaa sharaf ii ah inaan maanta kulan wadatashi ah la yeeshay xildhibaannada iyo sanatarada Soomaaliyeed ee dalka Kenya. Waxaan uga mahad celiyay sida wanaagsan ee ay dadka Soomaaliyeed had iyo jeer u garab taagan yihiin," ayuu ku yiri Khayre qoraal uu Twitter-ka soo dhigay.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.