KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Shirkan ayaa lagu wadaa inay kasoo baxaan go'aanno ay ku mideysan yihiin Musharaxiinta oo ka dhan ah qorshaha Farmaajo inuu ku shubto doorashooyinka.
"Waxaanan ka raalli galiyay dhibkii 17kii December 2017 isaga iyo ilaaladiisa kasoo gaaray dhacdadii ka dhacday hoygiisa," ayuu yiri Xasan Cali Khaire.
Farmaajo ayaa walaac wayn ka qaba in Khayre uu uga adkaado doorashadda, maadaama uu ka dhaq-dhaqaaq iyo saameyn wanaagsan yahay.
Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay la dhaariyay.
Sheekh Shariif ayaa labadii bilood ee lasoo dhaafay ku maqnaa dalka Imaaraadka, isagoo halkaasi u tagey arrimo la xiriira dhaqaale u raadinta ololahiisa doorashadda 2020-2021.
Xasan Cali Khayre ayaa u tartamaya xilka Madaxweynaha doorashadda 8-da Febuary 2021, isagoo ololihiisa ka billaabey dalalka deriska la ah Soomaaliya, sida Jabuuti iyo Kenya.
Afar maalmood ayaa ka dhiman maalintii la magacaabey, waxay hal bil u buuxsamaysaa sabtida soo socoto, waxaana wali jrin wax golle wasiiro oo uu magacaabey bishii loo qabtay.
Waxaa kulanka looga hadlay arrimo dhowr ah, oo siyaasadda iyo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ku saabsan, iyadoo Geelle uu u sheegay Khayre Jabuuti inay garab taagan tahay marwalba dalka ay walaalaha yihiin.
Eritrea ayaa si qarsoodi ah tababar u siisa Askar ku biirtay NISA, kuwaasoo uu diray Fahad Yaasiin oo xiriir dhaw mudo dheer la lahaa Asmara, laga soo billaabo xiligii Maxkamadaha Islaamiga.
Waa Safarkiisii ugu horreeyay oo dibadda ugu baxo tan iyo markii xilka laga qaaday July 25.
Maadaama doorasho ay ka dhacayso dal safka hore uga jiro kuwa ugu musuq-maasuqa badan Caalamka, waxaa lagama maarmaan noqotay in la sameeyo habraac cabashada lagu xaliyo.
Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ayaa tan iyo shalay waxaa ka socda kulamo xiriir ah, oo lagu dardargelinayo howsha culus ee loo dhiibay Maxamed Xuseen Rooble.