KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Warqadda ayaa lasoo dhigay baraha bulshadda, iyadoo warbaahinta qaar ay saakay soo qoreen in Musharixiin 12 gaaraya ay qaadaceen doorashadda 2020-21.
MUQDISHO, Soomaaliya - Madasha Xisbiyada Qaran, oo ay ku midoobeen 6 xisbi siyaasadeed ayaa caddeeneysay inay waxba kama jiraan tahay warqad looga been abuurtay hoggaankeeda sare, oo ay kamid yihiin Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh.
Lama oga cida sameysay been abuurka, balse xiliyadan oo kale ee kala-guurka waxaa soo bata warqado loo ekeysiiyo kuwa ay soo saaraan Dowladda, Maamullada iyo Mucaaradka.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.