Akhriso Liiska Gollaha Wasiiradda cusub

Sida horey Keydmedia Online usoo qoray, Rooble ayaa soo celiyay in ka badan 50% Wasiiraddii Xukuumaddii ka horeysay, kuwaasoo xilalkooda qaar loo kala bedelay.

Warar Keydmedia Online
Akhriso Liiska Gollaha Wasiiradda cusub

MUQDISHO, Soomaaliya - Xukuumad cusub ayuu dalka yeeshay Caawa, taasoo wax badan ka duwanayn tii hore, marka la eego xubnaha ku jira Gollaha Wasiiradda, oo u badan kuwii hore ee lasoo shaqeeyay Xasan Cali Khayre.

Wasaaradaha ugu waaweyn, sida Maaliyadda iyo Dibadda lama taaban, oo waxaa loo daayay Cawad iyo Beyle, iyadoo meesha ka baxeen dhowr Wasiir oo la sheegay inay ku feker noqon waayeen Farmaajo.

Dad badan ayaa ku tilmaamay Wasiiradda cusub Kooxda Ololaha dib u doorashadda Farmaajo, oo musharax ah, islamarkaana damac uga jiro mar labaad inuu kursiga ku guuleysto, isagoo aan taariikh wanaagsan sameynin saddexdii sano iyo barkii uu xilka hayay.

HOOS KA AKHRI LIISKA:

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.