KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Qarax noociisu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa goor dhaw ka dhacay Magaalada Jowhar ee xarrunta Maamulka HirShabeelle.
Weerarka maanta lagu qaaday Garoonka diyaaradaha ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan la filayo in magaalada Jowhar ay ka bilaabato doorashada Aqalka Hoose.
Ciidamo isagu jira AMISOM iyo kuwa dowladda ayaa lagu daadiyay wadooyinka soo gala magaaladda.
Howlgalka ayaa la sameeyay Xalay fiidkii, wuxuuna kusoo beegmay xili labo qarax ay ka dhaceen Balcad oo aan ka fogeyn magaaladda Jowhar.
“Beesha Caalamka wax gacan ah oo ay nagu siiyeen majirto dhismaha Hirshabeelle,anaguna waan tashanay” ayuu yiri Madaxweyne Cali Guudlaawe.
Wuxuu noqday Xasan Sheekh hogaamiyihii ugu horeeyay oo kamid ah Mucaaradka, oo hambalyada u diray madaxda cusub ee lagu doortey maanta magaaladda Jowhar.
Waxay ahayd doorasho natiijadeeda horey loo ogaa, oo Musharaxiinta ku guuleystay loo saadaaliyay guushooda.
Xildhibaanada codeeyay ayaa u badan xubno katirsan NISA, sida KON horey usoo qortay, kuwaasoo uu keenay Fahad Yaasiin, oo doorashadda u afduubnayd.
Afar Musharax oo uu ku jiro Cali Guudlaawe, oo Madaxweyne ku xigeen u ahaa Waare ayaa tartamaya.
Doorashadda ayaa lagu wadaa inay dhacdo berri, 11-ka November 2020, waxaana xilka Madaxweynaha isku soo sharaxay labo musharax, oo mid kamid ah Villa Somalia wadato.
Labo musharax oo uu ku jiro sii hayaha xilka Madaxweynaha Cali Guudlaawe ayaa loo diiwaan-geliyay inay u tartami doonaan xilka ugu sareeya Hirshabeelle.
Doorashadda ayaa la filayaa inay dhacdo 11-ka bishan, iyadoo tartanka sanadkan uu ka duwan yahay labadii doorasho ee lasoo dhaafay, maadaama hanaanka la afduubay.