KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Imaaraadka ayaa Saldhigga Jen Gordan oo ku yaalla Muqdisho ku tababari jiray Guutada 14-ka October, oo kamid ah Militeriga Soomaaliya illaa 2018-kii.
Doha ayaa malaayiin dollar ku fatahdey doorashaddii Feb 2017, taasoo ay kusoo saartey daqiiqadii ugu dambeeyay Farmaajo, oo ugu abaal gudey inuu u gacan geliyay dalka.
Dowladdaha imaaraadka Carabta iyo Qatar ayaa xilligan ku jira loolan ku aaddan sidii ay saaxiib rasmi ah ula noqon lahaayeen Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo iminka ka masuul ah arrimaha doorashadda iyo amniga dalka.
Qatar ayaa 2017 Farmaajo ka taageertay dhinaca dhaqaalaha doorashadda, iyadoo lacagta loo soo mariyay Fahad Yaasiin, oo ah dalaalka Doha ee Soomaaliya u fadhiya.
Wuxuu kusoo aadayaa safarka Roobe ee Doha xili 120ka bishan ay ICJ ku dhawaaqi doonto go'aanka muranka kiiska badda.
The prime minister's visit coincided with Monday, as Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo also left for Ethiopia.
Qatar has been playing a role in the political affairs in Somalia for the past four years as it maintains close ties with Fahad Yasin.
Farmaajo ayaa qadka Taleefonka kula hadlay Amiirka Qatar kaasoo kasoo shaqeeyay soo laabashadda xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.
Ergeyga Gaarka ah ee Wasiirka Arimaha Dibada Qatar u qaabilsan La-dagaalanka Argagixisada iyo Dhex-dhexaadinta Khilaafaadka Dr Mutlaq bin Majed Al Qahtani ayaa ku guuleystay abaalmarinta Dhex-dhexaadiyaha ugu wanaagsan 2020, isagoo ku muteystay jaa'izadda dhex-dhexaadinta Taliban iyo Mareykanka.
The top Qatari envoy is expected to meet leaders of HirShabelle, Southwest, and Galmudug state before his planned talks with the outgoing president Mohamed Abdullahi Farmajo at the presidential palace.
The high-ranking official was expected to pay a visit to Somalia's capital Mogadishu this week.
Qatar has had a strong influence on Somali politics for the past four years and managed to expel UAE missions in the country, thanks to its man in Villa Somalia, Fahad Yasin who facilitated this.