In Doorashada heerkan soo gaarto nimanbaa abaalkeeda leh

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Shuruudaha hordhac u ah guusha DF iyo dowlad Goboleedyada

Shuruudaha hordhac u ah guusha DF iyo dowlad Goboleedyada

Beesha Caalamka waxay ku guuleysatay inay ku qanciyaan Madaxweynayaasha DG-yada Puntland iyo Jubbaland inay yimaadaan Magaalada Muqdisho si ay Beesha Caalamka iyo Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmajo uga wada hadlaan turxaan bixinta shirarkii dhusamareb ka socday oo qalloocday shirkii dhusamareb-3 ee dhexmaray dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Madaxweyne Farmaajo & Mursal oo Dastuurka diiday!

Madaxweyne Farmaajo & Mursal oo Dastuurka diiday!

Farmaajo iyo Mursal xaq ma'uleeyihiin in ay Dastuurka dalka qaarna, diidaan qaarne dhahaan waa Dastuur ee hallagu dhaqmo? Taariikdu markeey aheyd 15/08/2020 fadhigii Barlamaanka Qaranka Soomaaliyeed markii uu yimid Madaxweyne Farmaajo si uu khudbad uga jeedo shirka Barlamaanka, Guddoomiye Mursal oo ku soo dhaweeyay ayaa yiri Madaxweynaha waxaa xaq u siinayo qodobka 90aad ee Dastuurka xarafka 'G' in uu Madaxweynahu furo shirka.

Ka maqnaanshada Puntland & Jubbaland waxay aheyd lagama maarmaan

Ka maqnaanshada Puntland & Jubbaland waxay aheyd lagama maarmaan

Dr. Maxamud M Culusow - Waxaan qabaa in Mabaadi'ida wada xaajoodka siyaasadda (principles of political negotiations), ilaalinta dastuurka qaranka, kan dowlad gobleedka, iyo nidaamka dowladnimada ay ku khasbeen Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland inaysan ka qaybgelin shirka Dhusamareb-3.

MW Farmaajo wuxuu ogal yahay in Qabiilada la caayo!

MW Farmaajo wuxuu ogal yahay in Qabiilada la caayo!

Danjire Mahamed Caalim | Madaxweyne Farmaajo waxaa ceeb iyo gef weyn ku ah inuu Cali Daacuun u kaxeysto Shirarka xal u raadinta Soomaaliya.

FARMAJO OO IS-DHIIBAY

FARMAJO OO IS-DHIIBAY

Dr. Xassan Shiikh Cali - Waxaa in mudo ah kolba madaxa derbi ku dhifanaayay Madaxweyne Farmajo, laakiin kama danbeystii tabartiisa siyaasadeed ayaa u run-sheegtay.MW FARMAJO OO IS-DHIIBAY

Shirka Dhusamareb-3 oo la xagal daaciyay, qalalaasena madaxa la galay 

Shirka Dhusamareb-3 oo la xagal daaciyay, qalalaasena madaxa la galay 

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajo wuxuu ku guuleystay inuu afduubo, marin habaabiyo, fashiliyo shirka dhusamareb 3 kaddib markii uu ku qanciyay Madaxweyne Axmed Cabdi Qorqor inuu qabto shir jaraa’id oo mas’uuliyaddiisa ka baxsanaa kuna dhawaaqayo in shirka dhusamareb 3 furan yahay ayadoo ay maqan yihiin DG Puntland iyo Jubbaland.

Maamul-Goboleedyada waa in ay diidaan mudo-Kororsigan sharci-Darrada ah!

Maamul-Goboleedyada waa in ay diidaan mudo-Kororsigan sharci-Darrada ah!

Madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin, hore ayey jeebka ugu riteen, Mursal, Muudeey, iyo koox aan yareyn oo Xil-Madhibayaal ah, oo ay hore ugu qanciyeen, in mudada lawada kororsado, waa kuwaa foowdada, iyo sharci-ku tumashada u isticmaalaya markeey doonaanba.

Soomaaliya waxay u baahan tahay Baarlamaan Xilkas ah

Soomaaliya waxay u baahan tahay Baarlamaan Xilkas ah

Waa in la helaa metalayaal leh haykal, sharaf iyo dhaqan ay tusaale ugu noqon karaan bulshada inteeda kale, dhowrana sharciyada ay dejiyaan, waana in ay ka bilaabato Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Wallee midka wax khayaanay waa MD Farmaajo’e ma aha RW Kheeyre!

Wallee midka wax khayaanay waa MD Farmaajo’e ma aha RW Kheeyre!

Intaa kabacdi aqristoow, maadaama Nabad iyo Nolol (N&N) burburtay, garabka ama taageerayaasha MD Farmaajo, oo waxaad ayaamahan maqleeysaa dhahaya, Kheeyre waa ninkii Khayaanay MD Farmaajihii keenay!

Maxaa ka Qaldan Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal?

Maxaa ka Qaldan Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal?

Sharciga doorashooyinka qaranka heer federal ayaa sharci noqday kedib markii ay meelmariyeen labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya (BFS). 

HAWIYE WAA DHEGOOLE DHIBAN - Qeybta 3aad

HAWIYE WAA DHEGOOLE DHIBAN - Qeybta 3aad

Ibraahim Sh. Cabdiweli (KON) - Halkaan Guji: Qeybtii Koowaad, Qeybtii labaad | Maahmaah la iloobey waxay ahayd nin dhugi xiran dhuuso loo saari oo la mid ah wixii xunba Xaawaa leh...