KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Villa Soomaaliya ayaa ka shaqeynaysa qorshe cusub oo la doonayo in Gollaha Shacabka ku siiyaan codka kalsoonida Rooble, oo maalmo kahor xilka uu Farmaajo u magacaabey.
MUQDISHO, Soomaaliya - Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Xildhibaanno ka tirsan BFS ayaa Villa Soomaaliya kula kulmay Ra’iisul wasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble.
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Xildhibaannada wehliyay ayaa Rooble u hambalyeeyay una muujiyay taageero iyo garab istaag. Keydmedia Online ayaa maanta soo qortay in lacag loo qeybiyay Xildhibaanada si ay codka kalsoonida u siiyaan RW cusub. [Halkan ka akhri Warka].
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.