KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Doorashadda socota waxay noqotay midii ugu musuq-maasuqa badnayd abid oo ka dhacda Soomaaliya, iyadoo ay noqotay magacaabis oo qofkii la rabo kusoo baxayo.
War kasoo baxay Madasha ayaa lagu sheegay in ay muhiim tahay xalinta tabashooyinka ay qabaan maamulada Jubaland iyo Puntland, oo qaadacay natiijada iyo ka qeybgalka Dhuusamareeb 3.
Ergadii soo dooratay Baarlamaanka 10aad ee hadda shaqeynaya ayaa isku dhiibey intooda badan Al-Shabaab, iyagoo dhawaan looga yeeray degaanada Kooxda ay maamusho, halkaasoo lagula soo ballaamay inaysan doorasho dambe ka qeyb-qaadan.
Wuxuu sheegay Sheekh Shariif inuu aaminsanahay in madaxda dowladdu aysan daacad ka ahayn heshiis laga gaaro xasaradda siyaasadeed ee u dhaxeysa iyaga iyo dowlad goboleedyada, sidoo kalena aysanba qorshaha ugu jirin qabashada doorasho heshiis lagu yahay.
Farmaajo ayaa wajahaya caadis gudaha ah iyo mid caalami ah oo ku saabsan qorshihii dib u dhigista doorashooyinka iyo mudodo-korarsiga aan shariga ahayn ee uu doonayo.
Mursal iyo Muudey ayaa la sheegay inay ka shaqeynayaan qorshaha Farmaajo ee fashilinta heshiiska Dhuusamareeb ee arrimaha doorashooyinka dalka.
Gudoonka Gollaha Shacabka ayaa sheegay in ajandaha kulanka Maanta uu yahay ka doosista doorashadda 2020-21, taasoo khilaaf uu wali ka taagan yahay nooc ay noqon doonto.
Shirka ayaa la isku afgaran waynayaa labada ajande ee kala ah doorasho qof iyo cod ah, oo Farmaajo uu wato iyo mida dadban oo Maamul Goboleedyada ku baaqeen.
Madaxda dowladda Soomaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ee ku kulansan Dhuusamareeb ayaa loogu baaqay inay dantooda gaarka ah ka hormariyaan danta guud.
Waxaa lagu wadaa Madaxweynaha inuu ka qeybgalo kulan u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamullada oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.