Keydmedia Online Topic page

Mareykanka

Warar Keydmedia Online | 29 August 2020

Tan iyo markii Mareykanka uu duqeynta ku dilay Axmed Godane, Sep. 2014, Al-Shabaab awoodeeda dhulka ay haysato way sii wiiqmaysay, laakiin khatarteeda isma bedelin oo sidii ayay weeraro u fulinaysaa.

Warar Keydmedia Online | 26 August 2020

Saddexda Askari ayaa qeyb ka ahayd Ciidamo Mareykanka ah oo Kolonyo ay wateen qarax miino lagula eegtay duleedka degaanka Daarusalaam, kadibna ay dhacday duqeyn dhanka cirka ah.

Warar Keydmedia Online | 26 August 2020

Lix xubnood oo katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay, saddex kalena way ku dhaawacmeen howlgalka duqeynta ay Ciidanka Mareykanka ka fuliyeen degaanka Daarusalaam, oo kamid ah Gobolka Shabeellaha Hoose.

Warar Keydmedia Online | 21 August 2020

Al-Shabaab iyo Daacish ayuu Mareykanka dagaal kula jiraa, waxuuna saldhigyo qarsoodi ah Ciidamadiisa ku leeyihiin qeybo kamid ah dalka, sida Balli-Doogle [Sh/Hoose] oo ay ka duulaan diyaaradaha drones-ka.

Warar Keydmedia Online | 20 August 2020

Kumaandooska DANAB ayaa mudooyinkii dambe kordhiyay howlgallada ay ku beegsanayaan goobaha ay ka taliso Al-Shabaab ee gobollada Jubada Hoose iyo Shabeellooyinka.

Warar Keydmedia Online | 13 August 2020

Farmaajo ayaa wajahaya caadis gudaha ah iyo mid caalami ah oo ku saabsan qorshihii dib u dhigista doorashooyinka iyo mudodo-korarsiga aan shariga ahayn ee uu doonayo.

Warar Keydmedia Online | 29 July 2020

Dawladda Mareykanka ayaa la sheegaa in ay Dad Shacab ah ku dishay gudaha Soomaaliya, howlgalo ay ka fulisay gudaha Dalka. 

Warar Keydmedia Online | 22 July 2020

Militeriga Mareykanka ee Africa, ayaa soo saarey qoraal uu ku xaqiijiyanayo duqeynta, oo lala eegtay saldhig Daacish ay ku leedahay dhulka buuralayda ah ee gobolka Bari.