Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Cumar Finish oo hareer maray howlihii loo igmaday

Cumar Finish oo hareer maray howlihii loo igmaday

Muqdisho waxa ay soo martay marxalado kala duwan oo mahadhooyin mugdi ah iyo mustaqbal ifaya leh, maalinba meel ayay soo mareysay oo muujado kala maan ah ayay mid-ba maalin marti galineysay, maamul maskax fayow oo masiirkeeda ka taliya ayay ku taameysay taasina waxay u muuqataa mid aan tabtii ay ku tallameysay u taaba-galin. Hadaba Amni darrada Caasimadda ee bilahaan yaa ka masuul ah? 

Musuq-Maasuq Maamuleed

Musuq-Maasuq Maamuleed

Musuqmaasuqa maamul iyo kan lacageed waa dhaqan daashaday fagaaraha siyaasadda iyo nolasha bulshada Soomaaliyeed, ilaa uu ka mid noqday tiir kamid ah tiirrarka nolasheenna. Musuqu wuxuu jilbaha dhulka u digay hannaankii dawladnimo ee aan ku taamaynay in mudda ah. Wuxuu wiiqay waaxyihiin nolasha siyaasadeed iyo midda maamul.

Tanaasul la’aanta Farmaajo

Tanaasul la’aanta Farmaajo

Ku dhawaad 4 sano kahor balanqaadyadii uu Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xiliga Doorashada sameeyay waxaa kamid ah tanaasul, inuu noqon doono nabadoon iyo in Danta Shaqsiga ka hormarinayo Danta Guud ee dalka, hadaba maxaa iska badalay balanqaadkaas?

Tartanka Masaakiinta Iyo Maalqabeenada

Tartanka Masaakiinta Iyo Maalqabeenada

Waxaa tartan adagi dhexmaray Masakiinta iyo maalqabeenada, isagoo mid waliba robo inuu cadeeyo inay iyagu ka qiimo iyo khayr badan yihiin kuwa kale, hadaba waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Caqliga Sare Iyo Difaaca Diinta! Qeybta 2aad

Caqliga Sare Iyo Difaaca Diinta! Qeybta 2aad

Halkaan ka Aqriso Qeybta Koowaad ee Qoraalka - Qisadaasi waxay Tusinaysaa waajibka saaran Qofka Muslimka ah: Inuu Diintiisa Akhriyo, Fahmo, Kucaml-falo, diyaara u noqdo inuu ku difaaco: Cilmi, Caqli, Garasho iyo Maskax sare, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Formaajo ka dib ha laga fekero!

Formaajo ka dib ha laga fekero!

‘Talo adigaa ku nool, ee iyadu kugu ma noola’ ayaa la yiraa. Aniguna waxaan dhahaa; ‘ayaandarro waxaa ugu weyn talada oo kaa hoosbaxda!’ Waxaan uga socdaa, tagtada iyo tacaddiyadii dhacay ha noo dambeeyaane, aan u/ka talinno taaganta, si aan timaaddadu nooga hallaabin.

Cudurka Macaanka & Halistiisa!

Cudurka Macaanka & Halistiisa!

Ka dib burburkii ka dhacy dalkeena Hooyo, waxaa adkaatay in bulshoweynta Soomaaliyeed aan la kala garan kan qaba ama uu asiibay Cudurka Macaanka iyo kan kale, maadaama aanan jirin wax daryeel Caafimaad oo ku aaddan bulshada ku dhaqan Dalka. Waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Mooryaannimada ayaa dhaanta dulmi dawladeed!

Mooryaannimada ayaa dhaanta dulmi dawladeed!

Dulmigu waa labo nuuc; mid qofku taagtiisa qof, qolo ama qabiil ku galo iyo mid uu u adeegsado awood intaa ka baxsan! Waa qofka si uu kuu waxyeelleeyo, kuu adeegsada itaal uusan lahayn, oo af ama addin leh; mar afmiishaar uu afka u buuxshay kaa adeejiya, marka kalana ciidan dawladeed ama cudud shisheeye kugu muquuniyo.

Ma ogtahay Waqtigu in uu Qaali yahay?

Ma ogtahay Waqtigu in uu Qaali yahay?

Sanad baa dhamaaday, mid cusub baa bilawday, maxay kadhigantahay? Maxay nagu dhalin kartaa? Maxaanse ka faaiidaysan karraa? Waxaan wada ognahay inay nolsheenu tahay maalmo, usbuucyo, Bilo iyo Sanado laysku daray. Markasta oo ay maalini tagtana cimrigeeenii waxaa tagay qayb aan noosoo laaban doonin ilaa Maalinta Qiyaamada laga gaaro. Waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Caqliga Sare Iyo Difaaca Diinta!

Caqliga Sare Iyo Difaaca Diinta!

Sheekh Caalim ahaa oo la oran jiray (Abuyazid Albasdhami) ayaa maqlay habeen, qaylada kuwa Kirishtan ah oo Kaniisada kadhex qaylinaya, wuuna ugalay, kadibna wuu dhex fariistay, isagoo u malaynaya inayna garan doonin, hadaba waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Waqtiga iyo dhallinyarada

Waqtiga iyo dhallinyarada

Waqtiga iyo dhallinyaradu waa labo mawduuc oo mid walba haddii gaarkiisa looga hadlo aan la soo koobi karin muhiimadda iyo faa’iidada ay u leeyihiin nolosha. Waa labo wax oo isu baahan, balse, aad isu mooggan kolka loo eego sideysan u kala faa’iidaysan, hadaba waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.