Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Waajibnimada soomidda Soonka

Waajibnimada soomidda Soonka

“Allaah” (سبحانه وتعالى) waxaa uu qur’aanka ku yiri: “Kuwa xaqa rumeeyoow waxaa laydinku waajibiyay Soonka sidii loogu waajibiyey kuwii idinka horreeyey si aad u dhawrsataan, xumahana uga joogtaan. (Suuradda al-Baqrah:Aayadda 183.)

Maxaa laga filan karaa Farmaajo kadib Muddo-korarsiga?

Maxaa laga filan karaa Farmaajo kadib Muddo-korarsiga?

Muddo-kordhinta halka dhinac ee Gollaha Shacabka u sameeyay Farmaajo Isniintii, April 12 waxay soo xirtay albaabadii wadahadallada doorashadda iyo rajadii Shacabka in laga baxo hubanti la’aanta mustaqbalka dalka, waa Warbixinta Keydmedia Online. 

Qiimaha bisha Ramadaan

Qiimaha bisha Ramadaan

Qeybta Koowaad ee Qormada - Bisha Ramadaan waa bil dadka Muslimiinta ah u leh qiimo aad ubalaaran, oo uu Rabbi ugu tala galay inay kasbadaan Ajar iyo xasanaad aad ufara badan. Iyagoo maalintii soomaya, habeenkiina tukanaya, ducaysanaya, Qur´aankana akhrinaya. Tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

General Caydiid oo ka dardaarmay Farmaajo oo kale

General Caydiid oo ka dardaarmay Farmaajo oo kale

Halkaan waa Farjanno, bishuna waa 16dii Janaayo 1991, waxaad arkeysaan Generaal Caydiid iyo ciidamadii uu hogaaminayay qeyb kamid ah oo ku jiheysan Magaallo madaxda Muqdisho oo Rajiimkii Siyaaad Barre shacabkii si ba’an madaafiic ku leynayo.

Qiimaha bisha Ramadaan

Qiimaha bisha Ramadaan

Fadliga bisha Ramadaan waa mid ka balaaran in la koobo, Rabbbi (swt) baana noo sheegay inay bishaas maalmeheeda kamid tahay habeen ka khayr badan kun bilood, oo noqonaysa 83 sano iyo dhawr bilood, adaba waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Dhaxalka Is jiid-jiidka siyaasadeed

Dhaxalka Is jiid-jiidka siyaasadeed

Abaaraha ku dhuftay gobollo badan oo ka tirsan dalka ayaa sababay, biyo laa’aan iyo baad la’aan, taas oo keentay in si ba’an ay u le’daan xoolaha, sida Geela, Lo’ada iyo ariga, kuna bur-bureen beeraha, isla markaana ku naf waayaan dad u badan caruur iyo dad da’ ah.

Aadaanka Salaadda

Aadaanka Salaadda

Aadaanku, waa yeermo, ogeysiis iyo xusuusin dadka islaamka ah ee howlahooda nololeed ku jira lagu ogeysiinayo in la gaaray amminkii salaadda la dukan jiray. Qof walba oo aadaanka salaadda maqlaa wuxuu ogaanayaa in la gaaray waqtigii salaadda isla markaana wuxuu isu diyaarinayaa inuu salaaddaas dukado si uu amarka Eebbe ku waajibiyey u oogo, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online.

Mucjisaadka Qur’aanka

Mucjisaadka Qur’aanka

Waxaa dhab ah in maanta oo dhan aad hadasho, balse, hadalkaagu uunan lehayn miisaan Xisabeed. Waxaa dhacdo in qof uu qoro buug, maqaal ama hal pragraph, balse, haddii dib loo fiiriyo Kalimadaha uu isticmaalay malaha miisaan xigmad leh, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Dhaayaha Saxaafadda - Q2

Dhaayaha Saxaafadda - Q2

Akhriso Qeybtii koowaad ee Qormadda - Sooyaal saxaafadeedkani waa sheeko-cilmiyeed lagu lafa-gurayo saxaafadda guud iyo tan gaar ahaaneed ee waddankeenna soomaaliyeed, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Dhaayaha Saxaafadda

Dhaayaha Saxaafadda

Sooyaal saxaafadeedkani waa sheeko-cilmiyeed lagu lafa-gurayo saxaafadda guud iyo tan gaar ahaaneed ee waddankeenna soomaaliyeed. Waxaa si aqoon iyo ogaal leh loogu faalleynayaa habtebinta habboon ee saxaafadda isla markaana aan ka hor imaaneyn; diinta suubban ee islaamka, siyaasadda, dhaqaalaha iyo bulshada, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Turkigu maka garaabi doonaa Gabbood-fallada Gorgor?

Turkigu maka garaabi doonaa Gabbood-fallada Gorgor?

Dowladda uu waqtigeedu dhamaaday ee Farmaajo hoggaamiyo ayaa 19/2/2021, magaalada Muqdisho galisay qalalaasihii ugu xoogganaa oo nuuciisa oo kale aan taariikhda la warin, waxayna joojiyeen mudaharaad nabadeed oo ay ku dhawaaqeen Golaha Midowga Musharixiinta.