KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
AUN Marxuum Maxamed Nuur Galaal ayaa kamid ahaa dadkii ku geeriyooday weerarkii shalay ka dhacay Hotel Afrik ee magaalada Muqdisho, halkan waxaan ku eegi doonnaa Taariikh nololeedka Marxuum Galaal
Qoraal uu u diray gudoomiyaha gudiga Midowga Afrika ayuu ku shaaciyay is-casilaadisa.
Booliska qaabilsan qaraxyada ayaa looga yeeray goobta kadib markii Gaari nooca raaxadda ee loo yaqaano NOAH lagu arkay meel ku dhaw Afrik hotel.
Wariye Nuune Cali Xasan oo ka mid ah wariyayaasha ka howl gala Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaad 24 saac u xiran Dowladda Soomaaliya.
Farxiya iyo Fahad, oo ahaa lamaane 9 maalmood kahor is guursaday oo deganaa hotel-ka ayaa sidoo kale lagu dilay qolkii ay ku jireen, waxayna kamid noqdeen 9 qof oo weerarka ku dhimatay.
Wakiilka ergayga Qaramada Misoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu laayay saraakiil, shacab iyo shaqaalihii hotel Afrik ee magaalada Muqdisho
Madaxweynaha JFS Maxamed Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid AUN Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo sida la sheegay ku geeriyooday weerrkii lagu qaaday Hotel Afrik
Wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxaya weerarkii kooxda Al-Shabaab ay ku qaadday Hotel Afrik ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu ku geeriyooday Janaraal Maxamed Nuur Galaal
Janaraal Yuusuf Siyaad Indhacadde ayaa beeniyay warar la isla dhexmarayay kaas oo sheegayay in laga soo badbaadiyay hotel ka uu qaraxu ka dhacay ee magaalada Muqdisho
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Turkiga ayaa qoraal ay soo saartay waxay ku cambaareysay weerarkii galabtay ka dhacay Hotel ka Afrik ee magaalada Muqdisho.
Abdullahi Hassan, a Somali police officer in the city confirmed to KON that the militants breached the gate with a car bomb to enter the Afrik hotel located along with the city’s Aden Abdulle International airport.
Waxaa kasoo baxaya faah-faahin dheeri ah qasaaraha ka dhasay qaraxyadii is xig-xigay iyo weerarkii lagu qaaday mid kamida Hotel-lada ku yaal magaalada Muqdisho.