Keydmedia Online Topic page

Al-shabaab

Warar Keydmedia Online | 4 January 2021

Saddex kamid ah waa Ajnabi u dhashay Tanzania, Kenya iyo Itoobiya, kuwaasoo qeyb wayn ka qaatey weerarka.

Warar Keydmedia Online | 2 January 2021

Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Turkiga ayaa sheegtay in weerarka ay ku dhaawacmeen 4 shaqaale oo Turki ah.

Warar Keydmedia Online | 2 January 2021

Kooxda Al-Shabaab ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay qaraxa ku dishay hal Sarkaal oo u dhashay Turkiga iyo Labo Askari oo Haramcad katirsanaa.

Warar Keydmedia Online | 2 January 2021

Saraakiisha amniga gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ugu yaraan 4 gantaal ay ku dhaceen xarunta Idaacadda oo ku taalla degmada Kunya-Barrow.

Warar Keydmedia Online | 30 December 2020

Taliyaha Booliska Kenya ee gobolka Waqooyi Bari Rono Bunei ayaa xaqiijiyay weerarka.

Warar Keydmedia Online | 28 December 2020

Waxay ahaayeen Koox dhalinyaro Dharcad ah, oo u shaqeeya NISA, iyagoo ku sugan Buundooyinka ayaa la weeraray kadibnka halkaas lagu dilay.

Warar Keydmedia Online | 24 December 2020

Waa weerarkii 51aad uu Mareykanka ka fuliya gudaha Soomaaliya sanadkan sii dhamaanaya, iyadoo lagu dilay dad shacab ah iyo Shabaab.

Warar Keydmedia Online | 23 December 2020

Markabka Dagaalka ee USS Makin Island ayaa Isniintii soo gaarey xeebta Soomaaliya, si uu uga soo qaado 700 oo askari oo Mareykanka ah iyo agabkooda.

Warar Keydmedia Online | 22 December 2020

Howlgallada Ciidanka dowaldda ayaa ka socda gobolka Baay, waxaana lagu qabtay dhowr xubnood oo kamid ahaa Kooxda Al-Shabaab.

Warar Keydmedia Online | 21 December 2020

Madaxa qaramada midoobay waxa uu u muujiyey tacsi tiiraanyo leh ugana tacsiyeeyay qoysaskii dadkii wax ku noqday isagoo caafimaad deg deg ah u rajeeyay kuwa dhaawacmay.

Warar Keydmedia Online | 20 December 2020

Saldhiga Halgan waxaa dhawaan ku dagaalamay Ciidamada Itoobiya kadib markii la isku dayay in hubka laga dhigo kuwa Tigreeda ah.

Warar Keydmedia Online | 20 December 2020

Howlgalka ayaa ka dhacay deegaanada Galhareeri, Cumar Beere, Maguurto Baalgure iyo Bullow oo ku yaalla Gobollka Shabeellaha Hoose.