KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Villa Somalia, gaar ahaan xafiiska Madaxweynaha ayaa dagaal dhinac walba ah kula jirta Musharaxa, oo shantii sano ee lasoo dhaafey aad u dhaliilayay siyaasadda MW hore Farmaajo.
Kursiga HOP138 oo horey ugu fadhiyay Ganacsade Saciid Nuur Gariish, ayaa waxaa Maanta ku guuleystay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
CC Warsame waa shaqsi aad u mucaarada Farmaajo, waxaana uu shantii sano ee lasoo dhaafay kula jiray dagaal xoogan oo siyaasadeed, kaasoo keenyay in la isku dayo in la dilo.
Musharaxa ayaa sheegay in nafsadda kaligii taliyuhu [Farmaajo] uusan xasilloonayn. Wuxuu qabaa cabsi iyo qab nacaseed, wuxuuna ku shaqaystaa dhagar iyo shirqool.
Rooble ayaa sheegay in uu diyaar ugu yahay inuu la fariisto dhammaan siyaasiyiinta mucaaradka, si uu uga dhageysto talooyinkooda, loona sii ambaqaado qabsoomidda doorasho loo dhanyahay.
"Waxaanan ka raalli galiyay dhibkii 17kii December 2017 isaga iyo ilaaladiisa kasoo gaaray dhacdadii ka dhacday hoygiisa," ayuu yiri Xasan Cali Khaire.
Jaamaca aya horey uga mid ahaa Kooxa argagaxisadda Al-Shabaab, wuxuuna kusoo biiray dawladda xiligii Xasan Sheekh, oo laga dhigay diblomaasi katirsan Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga.
Qoraal uu soo saarey ayuu Xisbiga kusoo dhaweeyay ansixinta heshiiska doorashadda, kaasoo lagu maamuli doono qaabka lagu soo dooran doono Xildhibaanada cusub.
Siyaasigan ayaa mudo dheer ugu dambeysay Villa Soomaaliya, isagoo saddexadii sano ee lasoo dhaafay dagaal afka ah kula jiray Madaxda fadhisa Xarunta Madaxtooyadda.