Muxuu Weerarka Al-Shabaab ee Ethiopia daboolka ka qaaday?

Bulshada Soomaaliyeed waxay ku jirta Alle ku shukri, miyirsi, iyo sahan jiho kaddib markii ilaahey ka badbaadiyay qalalaase siyaasadeed, colaad sokeeye iyo burbur dowladeed ay qarka u saarneyd. Ilaahey wuxuu Soomaaliya ka dulqaaday xukunkii cadaadiska, maamulxumada, xagjirnimada, iyo daneysiga ku dhisnaa ee dalka ka talinayay 5 sano iyo barkii la soo dhaafay.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Mowqifka qaldan ee Midowga Musharrixiinta

Mowqifka qaldan ee Midowga Musharrixiinta

Midowga Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha JFS waxay ku kala qaybsameen weerarka Ciidammada DF oo kaashanaya Ciidammada Dowlad Goboleedka Galmudug (DGG) ku qaadeen Sheikh Maxamed Shaakir iyo taagerayaashiisa ku sugan Guriceel, dagaalkaaso dabajooga weerarkii Ciidammada DF+ DGG ku qaadeen Sheikha oo ku sugnaa Bohol.

Muusow, Tarxiilka & Boobka waa fal dambiyeed

Muusow, Tarxiilka & Boobka waa fal dambiyeed

Go’aanka siyaasadeed oo in ka badan lix boqol oo qof oo Soomaaliyeed laga tarxiilay, laguna boobay qaarkood, waa fal dambiyeed ciddii ka dambaysay lagala xisaabtami doono. 

Ku quus-qaata cashirkii aad ku qaadateen Jowhar

Ku quus-qaata cashirkii aad ku qaadateen Jowhar

Hirshabeelle, waxa ay han-jab ku ridday dhamaan siyaasiyiin ku sheeg afartii sano ee la soo dhaafay sugayay in Madaxdooyadu Xildhibaanno ka dhigto, waxayna doorashadii Jowhar, fashay wado siyaasadeed oo wadno-qabad ku noqotay Kooxda F&F, hoggaamiyaan, ee fidno-falkinta iyo fowdada caanka ku ah. Cashirkii 

Maxaay tahay mudnaanta gaarka ah ee Qoor-Qoor u muujinaya Farmaajo?

Maxaay tahay mudnaanta gaarka ah ee Qoor-Qoor u muujinaya Farmaajo?

Ujeedada qoraalkaan waa qiimeynta dhexdhexaadinta Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Karie usbuucyadaan ka dhex waday Madaxweynaha DF ee muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo RW Xukuumadda Xilgaarsiinta DF, ahna Guddoomiyaha Golaha Wadatashiga Qaranka, Inj. Maxamed Xussein Roble.

Maxaan ka ognahay Ciidanka Duufaan ee Farmaajo dhistay?

Maxaan ka ognahay Ciidanka Duufaan ee Farmaajo dhistay?

Ciidan isku heyb ah, si gaar ah u tababaran, oo aan la marsiinin wadadii ciidamada qaranka lagu qori jiray. Qormadaan C/Qaadir Maxamed Cismaan wuxuu uga hadalayaa sirta ciidanka Duufaan ee Fahad Yaasiin aka Abuu Cammaar, Farmaajo, iyo Kullane-Jiis aka Jiis-Mareexaan.

Khatarta Kharijinta

Khatarta Kharijinta

Farmajo ma garowsana in khaarijinta (assassination) sarkaal ka tirsan Nabadsugidda dowladda ay aad uga duwan tahay dilka dad badan, waajibna tahay in dhaqso lagu gungaaro.

DICTATOR!

DICTATOR!

Farmajo iyo taliyayaashiisa waa koox diyaar u ah inay is halligan, dadka iyo dalka Soomaaliyeedna halligaan. Dantooda ayaa wax walba kala weyn. Waa garmaqaatayaal ka xag jirsan Al Shabab, tani waa fallaaqeynta Dr. Culusow. 

RW Rooble wax mucjiso ah ma keenin

RW Rooble wax mucjiso ah ma keenin

RW Maxamed Xussein Roble wax mucjiso ah ma keenin, wuxuu ku mashquulsan yahay hirgelinta doorasho heshiis lagu yahay iyo ilaalinta habsami u socodsiinta maamulka dowladda xilgaarsiinta ah.

Farmaajo oo Fahad ku garab istaagay dilka Ikraan!

Farmaajo oo Fahad ku garab istaagay dilka Ikraan!

Madaxweynaga xilkiisa dhamaaday waxa uu ka shaqeynayaa hurinta colaad iyo abuurida buuq lagu hakinayo howlaha doorashada iyo ilaalinta habsami u socodka maamulka dowladda ee RW Roble mas’uuulka ka yahay, waa falaanqeynta Maxamud M. Culusow.

Habar-Gidir: Hoggaan la’aanta ayaa Hog-gaan ku ridday

Habar-Gidir: Hoggaan la’aanta ayaa Hog-gaan ku ridday

Hoggaanka wanaagsan, wuxuu dadkiisa, degaankiisa iyo dalkiisaba, u horseedaa guulo u riyaaqid iyo reyn-reyn leh, hayeeshee, la’aanta hoggaan hanad ah oo umadda haga, waxa ay bulshada ku hoggaamisaa haadaan-ka-dhac iyo haddimooyin lagu hafto, waana midda maanta heysata heybtii, halyeey-yda ku caanka ahayd ee Habargidir oo hud-hudyo iyo hanafyo aan halna ogayn ay horjooga-yaal u yihiin.

Saddex tallaabo oo dalka looga badbaadin karo

Saddex tallaabo oo dalka looga badbaadin karo

Farmaajo waa kelitaliye ciil-qabe ah, waa dhagar-qabe arxandaran, madax adag, qabiiliiste ah, macangag ah, waxa uu doonayana raba inuu dhiig iyo qasab ku socodsiiyo, hadaba sidee looga badbaadin karaa dalka?