In Doorashada heerkan soo gaarto nimanbaa abaalkeeda leh

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Ma heysanaa gobonimo aan ku faanno?

Ma heysanaa gobonimo aan ku faanno?

Xornimadii Soomaaliya waxaa maanta laga joogaa Lixdan iyo kow sano. Waxaa la is weydiin karaa, maxaa inoo hagaagay, maxaase inaga qaldamay. Marxaladeena siyaasadeed, dhaqaale iyo tan dhaqan ee uu dalkayaga ku sugan yahay maanta maxay kaga duwan tahay tii gumeystaha? Waa fallaanqeynta tifaftiraha guud ee KON.

Isku Milanka Siyaadadda, Qabyaaladda, Dhaqanka & Diinta - Qeybta Labaad

Isku Milanka Siyaadadda, Qabyaaladda, Dhaqanka & Diinta - Qeybta Labaad

Bashiir Cali Barre — Qaybtii hore ee Qormada waxaan uga soo hadalnay; SIYAASADA (SIYAASI), WADAAD ''CULUMAA'UDIIN'', QABYAALADDA ''QABIILKA", QABYAALADDA & SIYAASADDA - Tani waa Qeybtii Labaad ee Qormada Isku Milanka Siyaadadda, Qabyaaladda, Dhaqanka & Diinta.

Mucaarad daciifsan

Mucaarad daciifsan

Maalintii Sabtida, 19 Juun 2021, RW M. X.  Rooble wuxuu soo saaray liisaska guddiyada doorashada federaalka 2021 ee heer dowlad goboleeed, heer dowladda federaalka, heer Banaadiriga Gobolka Benadir, heer Soomaliland ee Muqdisho, iyo guddiga xallinta khilaafaadka ka kooban 21 xubnood oo dalka oo dhan u xilsaaran.

Isku Milanka Siyaadadda, Qabyaaladda, Dhaqanka & Diinta - Qeybta Koowaad

Isku Milanka Siyaadadda, Qabyaaladda, Dhaqanka & Diinta - Qeybta Koowaad

Bashiir Cali Barre — Waxaa laga yaabaa in aad is weydiisid: "Qabyaalad, siyaasad iyo Diin gartaye dhaqanku waa midba?". Sidoo kale waxaa dhici karta inay ku cuntami waydo Qaabka ay Afartaasi isugu milmi [Qasmi] karaan, haddana, aa dhilee ila dhugo.

Rooble iyo Dastuurka

Rooble iyo Dastuurka

Mushkiladda ugu weyn ee maanta ka taagan Soomaaliya waa dib u dhaca qabashada doorashada Xildhibannada Barlamaanka Federaalka iyo doorashada Madaxweynaha JFS, doorashooyinkaaso sharci ahaan la sugayay inay dhammaadaan 7 Febraayo 2021 ka hor, 4 bilood ayaa la dhaafay.

Farmaajo: Marka Kali-taliska gabbalkiisu dhaco

Farmaajo: Marka Kali-taliska gabbalkiisu dhaco

Kadib Afar sano oo olole doorasho uu ku jiray Madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, wuxuu hadda taagan yahay gagi marn iyo galgalin modow, gabbalkiisa ayaana ka dhacay golayaasha siyaasadda oo tiirarkii uu ku tacab beelay ayaa ka kala tagay.

Dadow Maxamad Farmaajo ha lagu quusqaato!

Dadow Maxamad Farmaajo ha lagu quusqaato!

Farriintan waxaan ugu talogalayaa; madaxda hadda joogta ama iman doonta iyo guud ahaan bulshada qaybaheeda kala duwan, si ay cashar siyaasadeed iyo mid maamul ugu noqdaan qof walba oo xil doorasho ama xilasho qabta, maxaa yeelay, waaya’aragnimada laga helay afartii sano ee sawaxanka iyo indhasarcaadinta, ee ku dhammaatay duullaan iyo dhiig; qori caaraddiis, waxa lagama maarmaan ah, inay wax noo taraan ayaamaha dambe.

Rooble la ma rumeyn karo!

Rooble la ma rumeyn karo!

Aan ku billaabo, inaan marka hore bogaadiyo; qof, qolo ama urur walba, ee KELITELISNIMADA Maxamad Farmaajo ku diidday; af, aragti, addin ama uur, anoo shuhaddadii ku naf waayey jannadii u baryaya, lehna halganku ma dhammaane yaan la is dhigan, haraadigii halaaggu weli hoteellada ayey idiin jiifaan, ee yaan laga harin.

Tubta RW Roble waa tubta Farmajo

Tubta RW Roble waa tubta Farmajo

Warqadda aan summadda laheyn ee taarikhdeeda tahay 4 Maajo 2021 ee RW Inj. Roble ku magacaabay “Guddi farsamo ee ka soo talo-bixiya xal ka gaarsita khala-laasihii ka dhacay Muqdisho” waxay daaha ka qaadeysa ismaandhaafka ballaaran ee u dhexeeya fikirka iyo aragtida RW Inj. Roble uu qabo, kuna shaqeynayo iyo rajada isbeddel ay ka qabaan mucaaradka iyo bulshaweynta isbeddel doonka ah.

Farmajo ​​​​​​​isma badalaayo

Farmajo ​​​​​​​isma badalaayo

Bulshada Ra’yidka iyo odayaasha dhaqanka ha la saftaan mucaaradka ka soo horjeeda muddo kordhinta Madaxweynaha oo ah ku tumashada dastuurka kmg, waa baaq kooban oo uu dirayo Dr. Maxamud M Culusow. 

Saaxiibkeyow Mar I Maqal

Saaxiibkeyow Mar I Maqal

Wariye Cabdullaahi Nuur Kolombo ahna saaxiibka iyo la-taliyaha Madaxweynaha xilka ku dhagan ee Farmaajo ayaa Qoraal dardaaran ah u soo diray Madaxweyne Farmaajo, isagoo kula dardaarmay in uu dalka u turo, dagaalna uusan galin, bur-burna uusan sabab u noqon.