In Doorashada heerkan soo gaarto nimanbaa abaalkeeda leh

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Mataleyaasha Hawiye ee aan miisaanka lahayn

Mataleyaasha Hawiye ee aan miisaanka lahayn

Hoggaanka umad hor kacaya, dunida oo dhan waxaa la isku raacsan yahay inuu lahaado sifooyin cayiman oo la isla yaqaan, Soomaaliduna taas waa sii baritaartay oo hormuudka bulshada kama dhigato habcane liita, af-garooc aan hadli karin iyo kaba-qaad feylaha goynaya umadda uu majaraha u hayo, Waxaan qormadaan kaga hadleynaa, halka ay maanta taagan yihiin Hoggaamiyaasha Siyaasadda Beelweynta Hawiye. 

Musuq-Maasuqa doorashada

Musuq-Maasuqa doorashada

Musuqmaasuqa doorashada waxaa aabbe iyo hooyo u ah kooxda haysa xukunka. Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajo wuxuu 4 sano ku mashquulsanaa sidii uu ku haysan lahaa xukunka sanooyin badan, wuxuuna xoogga saaray labo arrimood: inuu qaso diyaarinta doorasho hal qof iyo hal cod ama nooc doorasho kale ee heshiis lagu yahay si uu u helo waqti kororsi sanooyin ah ama inuu meelmarsado doorasho ku shubasho ah.Musuqmaasuqa doorashada

Rooble ka faa’iideyso fursadaha ku hor yaalla!

Rooble ka faa’iideyso fursadaha ku hor yaalla!

Wadahadalladii uu sii-hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ‘Rogane’ la yeeshay Golaha Midowga Musharixiinta, todobaadyadii la soo dhaafay, waxa ay shacabka Soomaaliyeed ku abuureen, hami iyo hiddidiilo cusub, waxaana la fishay in uu kaso baxay qolki uu ku gunfulnaa ee ku yaallay Madaxtooyada.

Mucaaradow hurdada ka kaca

Mucaaradow hurdada ka kaca

Ayadoo la tixgelinayo qoraalkii Musharrixiinta ku codsadeen xil ka qaadista Taliyaha Nabadsugidda Fahad Yaasin ka hor wada hadalka heshiiska doorashada 2020/2021 iyo qoraalladii ka dambeeyay ee Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ku codsadeen xil ka qaadista Taliyayaasha Militeriga, Nabadsugidda, Booliska, iyo Asluubta, kuwaaso aan u hoggansaneyn ku dhaqanka dastuurka kmg iyo ilaalinta sarreynta sharciga;

Soomaaliya & Jabuuti ma xero ayey kala ooteen? Q:2

Soomaaliya & Jabuuti ma xero ayey kala ooteen? Q:2

Soomaaliya & Jabuuti ma xero ayey kala ooteen? - Halkaan ka akhriso Qeybtii koowaad ee Qormadda. Haddaba Oraahdaasi maxay uga dhigan tahay Dowlada Jabuuti ama ay uga dhigan tahay Dowladda Soomaaliyeed iyo Saaxiibkooda dhextaalka ee Itoobiya. aan qodobeeyo. 

Soomaaliya & Jabuuti ma xero ayey kala ooteen?

Soomaaliya & Jabuuti ma xero ayey kala ooteen?

Taariikhdu waa wax cajiib badan una baahan in noolaha wax badan ka barto kana dhigto cashar wanaagsan xitaa haddii aysan raali galin qofka u joogay, waana wax illaahay dunida dhigay oo noole kastaba Baal uga qoran yahay, oo taariikh wanaagsan iyo mid hiirtaanyo lehba raad reeb uga dhigto, oo qoom iman doono kaga sii sheekeeyaan xusuustooduna ku amaanaan ama tusaale looga dhigto hadba Xiliga xun ee Noolaha aadamiga ugu horeeyo soo mara xusuus adag dhaxalsiisa.

Heshiis Niyad jab & Qoomamo ku ridaya difaacayaasha dastuurka

Heshiis Niyad jab & Qoomamo ku ridaya difaacayaasha dastuurka

Heshiiska Magaalada Muqdisho ku dhexmaray RW Maxamed Xussein Roble, Madaxweynayaasha DG Galmudug iyo Hirshabelle, Guddoomiyaha Gobolka Benadir iyo Midowga Musharrixinta Xilka Madaxweynaha JFS, taarikhdu marka ay aheyd 25 Febraayo 2021, waa mid Midowga Musharrixiinta aysan ka fiirsan, dhaawacay sumcaddooda. Heshiiska wa mid ka soo horjeeda isku aadanaanka Midowga Musharrixiina iyo DFS oo DG iyo Gobolka Benadir ku soo bireen.

Farmaajo awood uma laha inuu la fariisto Madaxda DG

Farmaajo awood uma laha inuu la fariisto Madaxda DG

Xaqiiqada waxay tahay in “ismari waaggi hore” ee Madaxweyne Farmajo muddada dheer ku tala galay inuusan dheg jalaq u siin madaama uusan ku socon waqti sida lataliyayaashiisa fagaaraha ka sheegeen, isla markaana uu raadinayay muddo kororsi, waxaa hadda taagan arrin cusub oo lama dhaafan ah, taaso ah “Madaxweyne Farmajo oo muddo xileedkiisa dhammaaday awood uma laha inuu la fariisto madaxweynayaasha DG muddo xileedka uusan dhammaan.”

Sumcadda RW ‘Rogane’

Sumcadda RW ‘Rogane’

Waxaa aad loo dhalliilay doorka RW Roble ka qaatay ilaalinta xuquuqda Xubnaha Midowga Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha u lahaayeen inay sameeyaan bannanbax nabad ah oo usbuuc ka hor lagu dhawaaqay. Waxaa dastuurka ku cad inaan xukuumadda federaalka looga baahneyn fasax si loo qabto bannaanbax.

Warkii Hore War Soo Dhaaf!

Warkii Hore War Soo Dhaaf!

Waxaa la rabaa banaanbax macnihiisa in la fahamo marka hore. Marka labaadna banaabaxa ay ku baaqeen golalaha musharixiinta maxuu qanuunku ka qabaa? - Waa Qoraal uu uga hadlaya Wariye Maxamed Maxamuud Cadde, Banaanbaxa Jimcaha. 

Yaa noqda Argagixiso? 

Yaa noqda Argagixiso? 

Sida caadiga ah, dunida waxay soo martay siyaabo kala duwan oo ummadihii soo jiray ay isu diidi jireen, ama ay isku waafaqi jireen, laga soo billaabo dhashii Nabi AADAM CS, illaa iyo manta waxaa jirtay sifo uun uu reer ibnu aadam isu dilo, taasoo maalinba marka ka dambeysa ay soo badanaysay, sooyaalka dheer ee kala duwan dartiis.