Keydmedia Online Topic page

Elite Hotel

Warar Keydmedia Online | 31 August 2020

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu eedeeyay inuu ka gabaiyay amaanka iyo la dagaalanka Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale ku fashilmay inuu doorashadda ku qabto waqtigeeda.

Warar Keydmedia Online | 23 August 2020

Farxaan Qoroolle oo madax u ah Ciidanka Turkiga uu tababaray ee Haramcad ayaa lagu weeraray wadada Via Liberia ee degmada Waaberi, waxaana goobta ka dhacay iska hor-imaad daqiiqado socday.

Warar Keydmedia Online | 21 August 2020

Gaarigiisa oo aan lahayn wax Taargo ayaa ka yimid dhinaca degmada Kaaraan, wuxuuna soo maray wadooyin kala duwan, oo ku yaalla Cabdicasiis, iyadoo koonatarool kasta uga gudbayay ID Card-ka NISA.

Warar Keydmedia Online | 18 August 2020

Waxaa xiliga qaraxa wadada marayay Gaari nooca aan xabada karin [Bulletbroof], kaasoo la ogeyn mas'uulka saarnaa, oo ka badbaaday weerarka.

Warar Keydmedia Online | 18 August 2020

Taliyeyaal Ciidanka Booliska katirsana ayaa xabiga la dhigay, iyadoo looga shakisan yahay inay hoos kala shaqeeyaan Kooxda Al-Shabaab.

Warar Keydmedia Online | 17 August 2020

Tan iyo shalay waxaa dalka qeybo kamida ka dhacay weeraro, oo dhamaantooda geystay khasaarooyin dhimasho iyo dhaawac isagu jira oo shacab, askar iyo mas'uuliyiin soo gaartay.

Warar Keydmedia Online | 17 August 2020

Weerarka oo qarax iyo mid toos ah isagu jiray ayaa waxaa ka dhashay khasaaro dhimasho oo gaaraya 16 qof, oo 5 dabley ah kamid yihiin.

Warar Keydmedia Online | 16 August 2020

Waxaa lasoo badbaadiyay in ka badan 200 oo qof, oo uu ku jiro milkiiliha hotel-ka, Cabdullaahi Maxamed Nuur oo Baarlamaanka Soomaaliya katirsan.

Warar Keydmedia Online | 16 August 2020

Waxay ku qaadatey Ciidamada dowladda inay kusoo afjaraan weerarka mudo 4 saac ka badan, iyagoo toogtay dhamaan dableyda katirsan Al-Shabaab.

Warar Keydmedia Online | 16 August 2020

Mas'uul katirsan Wasaaradda Warfaafinta, oo lagu magacaabi jiray C/risaaq Cabdi ayaa kamid ah dadka ku dhintay weerarka hotel Elite oo ku yaalla xeeta Liido ee magaaladda Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 16 August 2020

Hotel-kan oo dhawaan la furay ayaa waxaa iska leh Xildhibaan katirsan Gollaha Shacabka oo lagu magacaabo C/llaahi Axmed Nuur, kaasoo horey usoo noqday Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda xiligii Xasan Sheekh.