KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Shirkan ayaa yimid kadib markii Galmudug iyo Puntland ay maalmoho kahor sheegeen inay dhex dhexaadinayaan dhinacyada isku khilaafsan doorashadda dalka.
Deni ayaa difaacaya Axmed Madoobe, isagoo shuruudo uga dhigay magacaabista xubnaha gudiga doorashadda Puntland in Ciidanka DF laga soo saaro Gedo.
Garowe ayaa lagu sarifayaa $1 inta u dhacaysa 40,000 ilaa 50,000 Sh.So, waana mid aan fadhiyin oo qof walba waxa uu doono ku sarifayo.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa magacaabey Xildhibaannada Gollaha degaanka, oo ahayd inay doorasho ku yimaadeen, waxaana go'aankiisa kasoo horjeestay odayaasha dhaqanka.
Xiisadda siyaasadeed ayaa ka taagan Puntland taasoo u dhaxaysay Gudoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaanadda, sida ay maalin kahor soo qortay Keydmedia Online
Xildhibaanno badan ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah gudoomiyaha Gollaha Wakiiladda Puntland Cabdirashiid Yuusf Jibriil oo lagu eedeeyay jebin dastuur iyo ku tagri-fal awoodeed.
Waxay ahayd tallaabo caqabad ku noqotay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha magaaladda Garowe, iyadoo dad badan aysan maanta shaqooyinka iyo waxbarashadda aadin.
Faarax Cabdi Caagane ayaa 3 bil kahor Hooyadii dhashay Xaawo Jaamac Cabdulle ku dilay degaanka Jalam ee Gobolka Nuugaal, oo katirsan maamulka Puntland.
Ninka la dilaya ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdulqaadir Siciid aw-Yussuf, kaasoo kamid ahaa dadka shacabka ah ee ku sugnaa Suuqa magaaladda.
Labada Suxufi ayaa xarigooda loo sababeeyay inay tabiyeen warar la xiriira Kufsi oo degaanada Puntland ka dhacay, sida ay sheegeen laamaha amniga ee Maamulkaasi.
Madaxweyne Deni ayaa shir gudoomiyay Wasiiradda, iyadoo lagu ansixiyay Kulanka sharciga Isgaarsiinta Puntland iyo qodobo kale oo amaanka iyo bini'aadanimada kamid ahaayeen.
Hadalka Siciid Deni ayaa ku soo aadayo xilli dhawaan Gollaha Wasiirada Xukuumaddii la riday ansixiyeen xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka.