KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Koonfur Galbeed ayaa ka dhacay xad-gudubyo ka dhan ah bini'aadanimada iyo xasuuq loo geystay dad shacab ah xiligii doorashadda Lafta-Gareen December 2018.
Degaanka ayaa ahaa sanadhihii dambe meel ay ka dhacayeen dagaallo joogto ah, iyadoo Kooxda Al-Shabaab kusoo qaadaysay weeraro joogto ah, oo askar iyo shacab badan ku dhinteen.
Booliska Soomaaliya ayaa la filayaa inuu la wareego mas'uuliyadda amniga goobaha doorashooyinka sanadkan soo socda, sidaas darteed wuxuu billaabay qiimeyn gobollada lagu sameynayo.
Ibraahim Maclin Cabdi ku magacdheer "Ibraahim Ganey" ayeey Maanta Ciidanka ku toogteen Meel 45km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Baydhabo.
Xubno katirsan Al-Shabaab ayay Ciidanka ku dileen dagaal ka dhacay Deegaanka Labo-warood oo hoostaga Degmada Diinsoor, iyagoo sidoo kalena bur buriyey Xarumo ay lahaayeen.
Labadaan nin ayaa maanta lagu toogtay fagaare ku yaallo Baydhabo kadib markii lagu helay fal shareecada Islaamka ka baxsan.
Ugu yaraan 5 ruux oo uu ku jiro abaan duulihii qeybta 60-aad ee ciidanka Xoogga dalka Maxamed Isxaaq Aadan ayaa ku geeriyooday dagaalkii shalay ka dhacay Deynuunaay, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay tiro intaa ka badan, walow aan khasaaraha dhinaca Al-Shabaab laheynin.
Inta uusan furmin Shirka Dhuusamareeb bishan, waxaa Villa Soomaaliya ka socda qorshooyin Farmaajo uu waqto, oo ku aadan arinta doorashadda muranka ka taagan.
Al-shabaab oo maamusha meel badan oo Koofurta Soomaaliya kamid ah ayaa dadka shacabka ah markii ay diidaan dalabkeeda ugu hanjabta dil ama ganaax.
Xamsa Saciid Xamsa, oo ah Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya ayaa sheegay in la joogo waqtigii uu muuqan lahaa doorka Hay’adaha Gargaarka Caalamiga.
Qaraxa ayaa sida dadka goobjooga ahaa sheegeen lala eegtay askar ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku sugnaa suuqa.