Keydmedia Online Topic page

Qarax

Warar Keydmedia Online | 11 November 2021

Gaadiidka Kolonyada AMISOM ayaa kasoo baxaysay Villa Baydhaba xiliga qaraxa, waxayna kusii jeeda dhanka Isgoyska Banaadir.

Warar Keydmedia Online | 11 November 2021

Waa qaraxii labaad oo maanta ka dhacaya Caasimadda dalka Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 11 November 2021

Qaraxa ayaa ka dhacay wado Mashquul badan oo ku taalla Xaafadda Buula-Xuubey, waxaana kasoo baxaya fahfaahin dheeraad ah khasaaraha.

Warar Keydmedia Online | 11 November 2021

Xaaladda Goobta ayaa kacsan, iyadoo Ciidamo horleh ay gaareey, waxaana hakad galay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha wadada.

Warar Keydmedia Online | 27 September 2021

Saraakiisha amniga weli kama aysan hadlin nooca qaraxa iyo cida lala eegtay illaa hadda.

Warar Keydmedia Online | 25 September 2021

Hooyo iyo Carruuteeda ayaa kamid ah dadkii ku dhintay qaraxa Maanta ka dhacay barta laga ilaaliyo Madaxtooyadda Villa Somalia.

Warar Keydmedia Online | 19 August 2021

Waa weerarkii labaad oo ka dhacay nawaaxiga Xarunta NISA tan iyo bishii lasoo dhaafay, waxaana ay u dhaceen isku hal nooc.

Warar Keydmedia Online | 19 August 2021

Dhowr ayaa Maqaaxida ku sugnaa xiliga qaraxa, waxaana laga cabsi qabaa inuu jiro khasaaro aad u badan oo dhimasho iyo dhaawac ah.

Warar Keydmedia Online | 10 July 2021

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay inay afar askari ay ku dishay weerarka oo dadka ku dhintay ay u badan yihiin shacab wadada marayay.

Warar Keydmedia Online | 10 July 2021

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca, iyadoo inta illaa hadda la xaqiijiyay dhimashada waa shan qof.

Warar Keydmedia Online | 2 July 2021

Qof isku soo xiray walxaha qarxa oo lugeynaya ayaa galay Maqaayadda xili aad loo buuxay, oo dadku sheeko iyo shaah ku jireen.

Warar Keydmedia Online | 10 April 2021

Nawaaxiga Warshaddii hore ee Xeyle Bariise ayuu ka dhacay Qaraxa.