KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Farmaajo ayaa soo wajahday xaalad quus ah, isagoo ka rajo dhigay damiciisa dib u doorashadda.
Ergayga QM ayaa wado dedaallo uu ku doonayo inuu ku qaboojiyo Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan doorashadda dalka.
Labo maalmood kahor ayuu Qoor-Qoor u hanjabey Wariyeyaasha, oo uu ku eedeeyay inay xiriir la leeyihiin Kooxda Al-Shabaab.
Madaxweynaha Galmudug Qoor-Qoor oo wareysi siiyay laanta Af-ka Soomali-ga ee BBC, ayaa ku celiyay hadlkiisi ahaa in uu jawaab ka waayay Madaxda Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland & Midowga Musharixiinta.
Waxaa la garan la'yahay halka ay ka hagaagi la'dahay xaaladda qaraar ee u dhaxaysa saamileyda siyaasadda ee isku haya talada dalka.
Madaxweynaha Galmudug ayaa maamulka uu hogaamiyaha u yahay dayacay, isagoo mudo 3 bilood ah u shaqeynaya sidii Wasiir katirsan Xukuumadda Federaalka.
Shacabka magaaladda ayaa isku tashi sameeyay, oo inta badan dhisay Garoonka diyaaradaha oo 3-KM ka kooban, iyadoo aan wax taageero ah ka helin DF.
Labada hogaamiye ayaa qaadanaya doorkii laga rabey Ra'iisul Wasaare Rooble, oo Muqdisho xitaa kula kulmi waayay Musharixiinta Mucaaradka ee diidan doorashadda.
Sida ay Keydmedia Online ogaatay, Madaxweynaha Galmduug Axmed Cabdi Kaariye [Qoor-Qoor], ayaa lagu qanciyay inuu dhegaha ka fureysto baaqyada iyo qaylo-dhaanta Musharixiinta mucaaradka, ee ka dalbaday inuu bedelo xubnaha Maamulkiisa ku matela gudiyadda doorashooyinka.
Galmudug ayaa waxay ka horumari la'dahay faragelinta dowladda fadhisa Muqdisho, oo disha ka maamusho islamarkaana u dhistay Maamulka uu hogaamiyo Qoor-Qoor.
Al-Shabaab ayaa aad uga baqi jirtay Ahlu Sunna oo dagaalka Galgaduud cashar ugu dhigtay 2009-2010 kadib markii awood loogala wareegay Dhuusamareeb iyo Guriceel.
Golaha Wasiiradda ee Maamulka Galmudug ayaa maanta meelmariyay Afat Hindise sharciyeed, waxaana kulanka guddoomiyay Madaxweynaha Maamulka Axmed Cabdi Kaariye 'Qoor'Qoor'.