Warar Keydmedia Online | 14 December 2022

Baydhabo ayaa la filayay inay doorasho ka dhacdo bishan, oo Lafta-Gareenna si nabad ah ku wareejiyo xukunka, balse ma dhicin, oo mudo-korarsi ayuu sameystay Farmaajo saaxiibkiisa.

Warar Keydmedia Online | 14 December 2022

Maragyada wax laga waydiiyay Maxamed Cabdulle Nuur Abkow waxa ay Qireen in shaki badani ka qabeen intuu uu kamid ah Saraakiisha ku Qoran Villa Baydhabo ee aan howlaha Ciidamada ku Jirin .

Warar Keydmedia Online | 14 December 2022

Wafdiga ayaa ka duulay Muqdisho Saakay, waxaana uu ku tagey Aadan Yabaal diyaarad nooca helicopter-ka ah, iyadoo amniga aad loo adkeeyay.

Warar Keydmedia Online | 14 December 2022

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale u sheegay Antony Blinken iyo Lloyd Austin in Soomaaliya ay xiligan u baahan tahay taageeradda Mareykanka, dhinaca dagaalka Al-Shabaab.

Warar Keydmedia Online | 14 December 2022

Lama oga cida ka dambeysa, balse Al-Shabaab ayaa lagu fiiqay farta.

Warar Keydmedia Online | 13 December 2022

Waxaa ka dhacay Muqdisho mudooyinkii dambe dhowr weerar, oo ugu dambeeyay mid lagu qaadey Villa Rays hotel, oo aan ka fogeyn meesha uu ku taallo Madaxtooyadda.

Warar Keydmedia Online | 13 December 2022

TV-ga dowladda ayaa sheegay in dufcadii 17-aad ee ciidamo boolis ah oo tababar ku soo qaatay dalka Jabuuti dib ugu soo laabtay gobolka.

Warar Keydmedia Online | 13 December 2022

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kamid ah madaxda lagu casuumey, waxaana ay jeedin doonaan qofba sida uu dilkiisa u rabo in loo caawiyo.

Warar Keydmedia Online | 12 December 2022

Jugta ayaa laga maqlay meelo fog abaare 10pm habeenimo.

Warar Keydmedia Online | 12 December 2022

Al-Shabaab ayaa mudooyinkii dambe waxay lumisay degaanno badan oo dowladda gacanta ku dhigtay, kadib markii duulaan lagu qaadey Kooxda.

Warar Keydmedia Online | 12 December 2022

Lafta-Gareen ayaa ku furan mowjado mucaaradka uga imaanaya, maadaama uu dhamaadey muddo-xileedkiisa, oo ku eg 28-ka bishan.

Warar Keydmedia Online | 12 December 2022

Waa safarkii 2aad tan iyo September 2022, waxaana la filayaa inuu Madaxweynaha la kulmo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Miniapolis, oo lagu casuumay.