Warar Keydmedia Online | 20 December 2022

Shalay ayay ku ekayd mudo-xileedka dastuuriga Lafta-Gareen, waxaana Maanta kadib ugu fadhiyaa kursiga si sharci-darro ah, ayuu yiri Mursal.

Warar Keydmedia Online | 19 December 2022

Fahad Yaasiin, oo ahaa gacanta-midig ee Farmaajo ayaa si qarsoodi ah u qorey dhalinyaradda oo lagu qalday Shaqo been ah dalka Qatar taalla.

Warar Keydmedia Online | 19 December 2022

Wareysi uu la yeeshay Mahad Karataay, madaxa Amniyaatka Al-Shabaab ayaa laga sii daayay Channel 4 TV bishii June ee sanadkan.

Warar Keydmedia Online | 19 December 2022

Lafta-Gareen ayaa mudo-xileedkiisa ku eg Maanta, 19-ka December, waxaana uu sameystay korarsi ay kasoo horjeysteen Siyaasiyiinta kasoo jeeda Koonfur Galbeed.

Warar Keydmedia Online | 19 December 2022

Gedo waxaa ka socda dhaq-dhaqaaq Ciidan oo uu wado Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland C/rashiid Janan.

Warar Keydmedia Online | 19 December 2022

Soomaalida ayaa shantii sano ee ugu dambeysay aad u gashay Turkiga, iyagoo ka kala yimid dalka iyo dibaddiisa, waxayna ku sameyeen maalgashig xooggan.

Warar Keydmedia Online | 19 December 2022

Magaaladda waxay gacanta dowladda soo gashay 2014 xiligii Xasan Sheekh Madaxweynaha ka ahaa Soomaaliya, waxaana ku sugan Ciidanka ATMIS.

Warar Keydmedia Online | 18 December 2022

Waa booqashadii ugu horeysay oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku tago dalka Qatar, tan iyo doorashadiisii May 2022.

Warar Keydmedia Online | 18 December 2022

Waxaa Maanta lagu soo bandhigay degaanka Furqaan ee katirsan goobihii dhawaan lagala wareegay Al-Shabaab, ee duleedka degmada Aadan Yabaal.

Warar Keydmedia Online | 18 December 2022

Al-Shabaab ayaa wajahaysa guul-darro isdaba joog ah oo kala kulantay dagaalka dalka ka socda, kaasoo dowladda kula wareegtay degaanno badan.

Warar Keydmedia Online | 18 December 2022

Farmaajo ayaa Gedo ka saarey gacanta Axmed Madoobe, kadib markii uu u ciray Ciidan Turkiga oo tabararey oo Gogor katirsan, kuwaasoo dagaal kula galay Beled-Xaawo askarta Jubbaland 2021.

Warar Keydmedia Online | 17 December 2022

Wuxuu ahaa nin Gedo xasiliyay, oo aan Al-Shabaab uga baqi jirtay, waxaana lagu amaaney doorkii uu ka qaatey Nabadda intii uu ifka joogay, oo shaqada NISA hayay.