Keydmedia Online Topic page

Amisom

Warar Keydmedia Online | 21 December 2021

Tallaabadan ayaa ka dhigan in 15-ka xubnood ee ee Gollaha Ammaanka Qaramada Midoobay fasaxeen joogitaanka Amisom ilaa ugu yaraan bisha Maarso ee sanadka soo socda.

Warar Keydmedia Online | 18 November 2021

AMISOM waxay timid Soomaaliya horaantii 2007, waxaan ku baxay howlgalkan balaayiin dollar oo howshii la rabey aan lagu qaban.

Warar Keydmedia Online | 14 November 2021

The murder of the seven people took place in the vicinity of Golweyn, Lower Shabelle region on 10th August of this year.

Warar Keydmedia Online | 13 November 2021

AMISOM ayaa dalka timid Jan 2007, iyadoo Ciidanka Uganda ay ahaayeen kuwii ugu horeeyay ee cagta oo saarey ciida Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 11 November 2021

Waxaa ku dhimatay labo qof oo shacab ah, kuwaasii jidka socday xiliga qaraxa, iyadoo ay ku dhaawacmeen dhowr qof oo kale oo Isbitaalka Madiina la dhigay.

Warar Keydmedia Online | 9 November 2021

The AMISOM mission ends in December 2021, and the African Union is working to expand the mission's capacity and increase its troop numbers to continue operations until 2026.

Warar Keydmedia Online | 6 November 2021

Diblomaasiga ayaa sheegay inay la-yaab ku noqotay go'aanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda kasoo baxay, wuxuuna ku dooday inuusan ogeyn qalad uu galay.

Warar Keydmedia Online | 6 November 2021

In la eryo diblomaasigan u dhashay Uganda waxay ahayd qorsho mudo laga shaqeynayay, oo dhowr jeer dacwado laga gudbiyay ninkan, balse AU-da wax ka qaban waysay.

Warar Keydmedia Online | 28 October 2021

Haddii aan la helin xal siyaasadeed iyo boolis maxalli ah oo wanaagsan, in nabad ilaaliyayaasha laga saaro Soomaaliya way adkaan doontaa.  

Warar Keydmedia Online | 18 October 2021

Kulanka wuxuu imaanaya xili Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ay kaabiga ku hayaan magaaladda Guriceel, oo ay ku sugan yihiin xoogaga Ahlu Sunna.

Warar Keydmedia Online | 13 October 2021

AMISOM oo mudo 14 sano ah dalka ka howlgalaysay ayaa waqtigeeda ku eg December 2021, waxaana la filayaa inay baxaan.

Warar Keydmedia Online | 11 October 2021

AMISOM ayaa ku guul-dareysatay inay Al-Shabaab ka saarto guud ahaan dalka, iyadoo wali dowladda ku jirto gacan ku gambasho.