KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Waxay ahaayeen xulufo isku biirsaday inay Farmaajo ridaan, waxaana markii uu qorshahaas u hirgelay la isku khilaafay dowladda cusub, oo Deni uu taageeradii ka filayay Axmed Madoobe ka waayay.
Dadka kasoo horjeestay Maamulka Axmed Madoobe waxay noqdeen kuwa la dilay iyo kuwa ka cararay Kismaayo, oo aan tagi karin Guryahooda.
Axmed Madoobe waxaa kursiga ku ilaaliya Kenya, oo u qabatay Kismaayo 2012, waxaana uu siiyaa Madaxda Nairobi joogta lacag si isaga u taageeraan.
Roobow ayaa ah hadda Wasiirka Diinta iyo Arrimaha Awqaafta Soomaaliya, waxaana uu ku xirnaa Xabsiga NISA mudo 3 sano ah, oo Xasan Sheekh kasoo daayay.
Hogaamiyaha maamul goboleedka ayaa bishii July ee la soo dhaafay ku dhex siibtay suuliga, waxaana uu dhaawac ka soo gaaray dhabarka, waxaana wararka qaar ay sheegayaan inuu dhabarka ka jabay.
Fahad Yaasiin ayaa la sheegay inuu lacag badan isoo bandhigay Axmed Madoobe, si kursiga ugu xiro C/raxmaan Dheere, oo ah ninka uu u adeegsaday burburinta Jubbaland.
Doorashadda Gollaha Shacabka waxay muhiim u tahay dalka inuu doorto Madaxweyne cusub, waxaana la filayaa in hanaanka socda uu soo dhamaadey dhamaadka 2021.
Dembiilihii shalay ayaa maanta noqday shaqsi muhiim ah oo maal iyo muruq badan lagu bixiyay inuu dowladda kusoo biiro, Keydmedia Online ayaa macluumaad ka heshay sababta Cabdirashiid Janan uu iskugu soo dhiibay dowladda Madaxweynaha xilkiisa dhamaaday ee Farmaajo iyo wuxuu ku bedeshay is-dhiibistiisa.
Xiisadda ka jirta Gobolka Gedo iyo Dagaalkii ka dhacay Balad-Xaawo waa dagaal beelleed oo shaar loo galiyay, waa dagaal uu Madaxweyne Farmaajo rabo in uu kaga aar-guto beesha Axmed Madoobe oo sida uu aaminsan yahay ka fara maroojisay maamulka magaalada Kismaayo. Gedo waxaa ka socdo dagaal Sokeeye oo Mareexaan iyo Ogaadeen u dhaxeeya.
Oktoobar 16, 2011, Kenya ayaa kusoo duushay Soomaaliya, iyadoo mar-marsiiyo ka dhigatay inay baacsanayso Al-Shabaab, sidaasna ugu xad-gudubtay madaxbanaanida dalka iyo qaranimada.
Labada hogaamiye ayaa Xamar ka wada shirqoollo ay Farmaajo uga qaadayaan awoodda Ciidan, waxayna adeegsanayaan Rooble, oo aan dhagartooda ku buraarugsanayn.
Lafta-Gareen waxuu halgan ugu jiraa inuu dhamaan Xildhibaanada ka imaanaya Koonfur Galbeed ka dhigo taageeriyaasha Farmaajo.