Keydmedia Online Topic page

Dhacdooyinka Todobaadka Ee Soomaaliya

Warar Keydmedia Online | 1 May 2022

Isbedello waaweyn oo rajo geliyay shacabka ayaa dhacay Todobaadkan, kuwaasoo meesha ka saarey hubanti la'aantii doorashadda, waxaana guulaha Mucaaradka ee Baarlamaanka dharbaax ku dhufteen Farmaajo, kala soco Dhacdooyinkii ugu waaweynaa Warbixinta Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 10 April 2022

Fahad Yaasiin iyo Farmaajo ayaa la sheegay inay maleegayaan isku-day kale oo ay ku doonayaan afgemi 12-ka April, oo labo Maalin kaharsan, iyadoo dood adag taagan tahay kiiska Madeira, kala soco Macluumaad badan Warixinta Dhacdooyinka Todobaadka ee Keydmedia Online.

Warar Keydmedia Online | 13 March 2022

Doorasho daah-furnaanteeda qoriga caaradiisa ku timid ayaa ka dhacday Gaalkacyo, iyadoo afka ciida loo daray Musharixiin la islahaa way kusoo baxayaan, sida Ubax Tahliil, kala soco macluumaad kala duwan warbixinta Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 6 March 2022

Doorashadii dadbanayd ayaa si toos ah loogu bedelay magacaabis, iyadoo hadda Mushariixinta la rabo oo kaliya ay Xildhibaanno noqonayaan, kala soco Macluumaad xiiso leh Warbixinta Dhacdooyinka Todobaadka ee Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 27 February 2022

Doorashadda Kursiga Fahad Yaasiin ayaa markale sii xoojisay loolanka Farmaajo iyo Rooble oo isku dayay inuu joojiyo, taasoo kala qeybisay Gudiyadda, kala soco warar dheeraad ah warbixinta Dhacdoyinka Todobaadka ee Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 20 February 2022

Todobaadkii tagey, indhaha waxay kusoo jeedeen Beledweyne, oo la hadal-hayay doorashadda kursiga Fahad Yaasiin, oo kasoo baxay daaha-gadaashiisa uu ku dhuumanayay shan sano, warar dheeraad ah, kala soco Warbixinta Dhacdooyinka Todobaadka ee Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 13 February 2022

Qoraal gilgilay quluubta siyaasiyiinta Soomaaliya ayaa Todobaadkii tagey kasoo baxay dowladda Mareykanka, iyadoo Safiir cusub oo ka duwan midkii hore uu kusoo degay Muqdisho, kala soco macluumaad badan Warbixinta Dhacdooyinka Todobaadka, ee Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 6 February 2022

Safarkii Rooble ee Imaaraadka iyo damiciisa ayaa abuurey hadal-heyn, iyadoo doorashooyinka socda ay maalmihii lasoo dhaafey lagu arkayay waxyaabo ku cusub siyaasadda dalka, kala soco Macluumaadkii ku dhaafey Warbixinta Todobaadka ee Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 30 January 2022

Xukuumadda Rooble waxay Todobaadkii tagey soo saartey go'aan ka farxiyay ONLF, sidoo kalena ka nixiyay MW hore Farmaajo oo Qalbi-Dhagax u gacan-geliyay Cadowgiisa, kala soco macluumaad kale warbixinta Todobaad-laha Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 23 January 2022

Hadal-heynta badan ayaa ka jirtay Soomaaliya Todobaadkii tagey, oo ku saabsan lacagta Imaaraadka, ee Rooble balan-qaadey in dib loo celinayo iyo go'aankii Farmaajo, kala soco Macluumaad kale Warbixinta Dhacdooyinka Todobaadka ee Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 16 January 2022

Rooble iyo Farmaajo ayaa ka dhex-qarxay loolan cusub oo ku aadan soo celinta xiriirka Imaaraadka, waxaana amaro isku soo horjeeda ay siiyeen Gudoomiyaha Bangiga Dhexe, kala soco Macluumaad intaas dheer, Warbixinta Dhacdooyinka Todobaadka, ee Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 19 December 2021

Maalmihii lasoo dhaafey siyaasadda Soomaaliya waa ay sii kululaanaysay, waxaana isbedel lagu sameeyay Gudi doorasho oo la shaqeynayay Farmaajo, uga bogo Macluumaad kale Warbixinta Dhacdooyinka Todobaadka, ee Keydmedia Online.